April 6, 2026

DEG DEG kooxda khawaarijta oo qorsheenaysa weeraro qorsheysan,

 

Waxa soo baxaya warar sheegaya in kooxda Khawaarijta qorsheenayaan duulaan lagu qaado Degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud oo fariisinimo kuleeyihiin ciidamada dowlada,

Saraakiisha milatariga soomaaliya ee ku sugan furimaha deeganada Ceeldheer iyo masagawaa ayaa galay heegan xoogan looga hortagayo kooxaha khawaarijta,

Kooxda nabadiidka ayaa la rumeesan yahay iney doonayaan weerarkaan si dhaba ugu guuleestaan si loo godoomiyo degmooyinka kale ee xiriirka isugu socodka la leh ee fadhiyaan ciidamada xooga dalka,

Dhinaca kala sedexdii maalin ee lasoo dhaafay garoonka muqdisho waxa jiray digniino amni la la Wadaag ay saraakiisha airport kuwaasoo iyagana ku jira sidii heegan looga hortagayo qatar kasta ee ka imaata khawaarijta,

Xogahan sirdoon oo ay iska kaashadeen sirdoonka dalka iyo kuwa caalamiga ayaa la rajaynaya in loo qaato dhab si looga baaqsado qasaare kasta koxaha nabadiidka geesan karaan,