April 24, 2026

Category: Qormooyin

Xasuustii mw Xasan sheekh iyo xuskii halyey Abdulqaadir yahye,
Qormooyin

Xasuustii mw Xasan sheekh iyo xuskii halyey Abdulqaadir yahye,

By Khadafi July 15, 2025

“Aniga runtii C/qaadir Yaxye role model ayuu ii ahaa” ~Madaxwayne Xasan Sheekh. “Waxay ii tahay sharaf iyo xurmo wayn in aan caawa ka soo qaybgalo xuska saaxiibkay, walaalkay, madaxaygii madaxda ii ahaa Cabdiqaadir Yaxye Cali. Cabdiqaadir waxbadan ayaan aqiinay laakiin waxaan rabaa, een kuma soo koobi karo toban daqiiqo iyo shan toban daqiiqo laakiin waxaan […]

Read More →