Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Munich oo Xustay 66-guuradii Maalmaha Xorriyadda Soomaaliya
Munich, Jarmalka – Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Munich ayaa caawa qabatay munaasabad lagu xusay 66-guuradii ka soo wareegtay maalmaha xorriyadda Soomaaliya. Munaasabadda, oo ay soo qabanqaabisay jaaliyadda, ayaa waxaa ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed, iyadoo ay hadallo ka jeediyeen qaar ka mid ah odayaasha iyo masuuliyiinta jaaliyadda. Waxay ka hadleen […]