Munich-Germany ayaa lagu qabtay Munaasabada Buuga Cusub ee Dareen Iyo Naf Barasho
Magaalada München ee dalka Jarmalka ayaa lagu qabtay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay, taas oo lagu baal-furayay buug cusub oo cinwaankiisu yahay “Dareen iyo Naf Barasho”, kaas oo uu qoray aqoonyahan Taliil Colaad Xasan, oo ah xeeldheere muddo dheer ka soo shaqeynayay xarumaha caafimaadka iyo hay’adaha ku takhasusay cilmi-nafsiga. Munaasabadda ayaa waxaa […]