April 24, 2026

Category: Caalamka

Wiil soomaaliyeed hishiis rasmiya u saxiixay kooxda Arsenal
Caalamka

Wiil soomaaliyeed hishiis rasmiya u saxiixay kooxda Arsenal

By Khadafi February 26, 2026

Maalik Haashi ayaa Kooxda Arsenal maanta u saxiixay heshiiskiisii ugu horreeyay ee xirfada caalamiga Maalik Haashi, oo ah ciyaaryahan asal ahaan kasoo jeeda Soomaali in mudana kana tirsan da’yarta kooxda Arsenal ee dalka England, ayaa maanta saxiixay heshiiskiisii ugu horreeyay ee xirfadeed ciyaaraha caalamiga (professional contract) kaasoo uu la galay kooxda faca weyn ee Arsenal. […]

Read More →
WARBIXIN: Booliiska Jarmalka oo shaaciyay tirada dadka sharci-darrada kaga soo galay xuduudaha Bayern 2024–2025
Caalamka

WARBIXIN: Booliiska Jarmalka oo shaaciyay tirada dadka sharci-darrada kaga soo galay xuduudaha Bayern 2024–2025

By Khadafi January 9, 2026

  Warbixin lagu daabacay joornaalka Hallo München ayaa lagu sheegay in lagu soo qabtay 16,526 qof oo si sharci-darro ah uga soo tallaabay xuduudaha gobolka Bayern. Tallaabadan ayaa lagu fuliyay amar kasoo baxay Wasaaradda Federaalka Arrimaha Gudaha iyo Waddanka. Booliska Federaalka Jarmalka ayaa tan iyo 16-ka Sebtembar 2024 si ku-meel-gaar ah dib ugu bilaabay kormeerro […]

Read More →
Natiijada Doorashada Golaha Deegaanka Degmooyinka Gobolka Banaadir
Caalamka

Natiijada Doorashada Golaha Deegaanka Degmooyinka Gobolka Banaadir

By Khadafi January 2, 2026

  Waxaa halkan idin kula wadaagaynaa natiijada doorashada Golaha Deegaanka ee Degmooyinka Gobolka Banaadir, taas oo u dhacday sida hoos ku xusan: Taariikhda doorashada: 25-ka December 2026 Xarumaha codbixinta: 213 xarumood Goobaha ay dadku ka codeeyeen: 524 goobood Degmooyinka doorashadu ka dhacday: 16 degmo Xisbiyada/ururrada siyaasadeed ee ka qaybgalay: 20 urur siyaasadeed Xisbiyada/Ururrada siyaasadeed ee […]

Read More →
Enrico Mattei Ninkii Beddelay Siyaasadda Tamarta Afrika
Caalamka

Enrico Mattei Ninkii Beddelay Siyaasadda Tamarta Afrika

By Khadafi December 14, 2025

Enrico Mattei Waa Kuma ? Enrico Mattei (1906–1962) wuxuu ahaa ganacsade, siyaasi iyo hal-abuure Talyaani ah, isla markaana ahaa aasaasaha iyo maskaxdii ka dambeysay shirkadda tamarta Talyaaniga ee ENI (Ente Nazionale Idrocarburi). Mattei wuxuu caan ku noqday inuu si geesinimo leh uga hor yimid awoodihii waaweynaa ee shirkadaha saliidda reer galbeedka (kuwa loo yaqaan “Seven […]

Read More →
Wax ka Ogoow Shilkii ku Geeriyootay Princess Diana iyo saaxiibkeed , AQRISO
Caalamka

Wax ka Ogoow Shilkii ku Geeriyootay Princess Diana iyo saaxiibkeed , AQRISO

By Khadafi December 11, 2025

Sidee u ageeriyootay Princess Diana iyo saaxiibkeed Princess Diana, oo caalamka looga yaqaanay “Boqoraddii Quluubta,” waxay ka mid ahayd dadka ugu jaceylka badan adduunka, lana jeclaa howlaha samafalka, daryeelka carruurta iyo ka hadalka mas’uuliyadaha bulshada. Dhacdada naxdinta leh ee sababtay geerideeda 31-kii Agoosto 1997, weli waa mid xanuun iyo murugo ku reebtay malaayiin qof. 1. […]

Read More →
Jarmalka: Qiimaha Deutschlandticket-ka oo Kordhaya 01 Janaayo 2026
Caalamka

Jarmalka: Qiimaha Deutschlandticket-ka oo Kordhaya 01 Janaayo 2026

By Khadafi December 4, 2025

Jarmalka: Qiimaha Deutschlandticket-ka oo Kordhaya 01 Janaayo 2026 München, Germany – Dowladda Federaalka iyo maamul-goboleedyada Jarmalka ayaa ku dhawaaqay in qiimaha Deutschlandticket la kordhin doono laga bilaabo 1-da Janaayo 2026, kaddib markii Wasiirrada Gaadiidka ee dalka ay ansixiyeen qorshaha bishii Sebtembar. Qiimaha Cusub: • Deutschlandticket: • Hadda: 58 euro/bil • Laga bilaabo 01.01.2026: 63 euro/bil […]

Read More →
Ku dhowaad 2,000 Dacwad ayaa laga gudbiyay Xafiiska soogalootiga iyo jinsiyadaha magaalada Berlin
Caalamka

Ku dhowaad 2,000 Dacwad ayaa laga gudbiyay Xafiiska soogalootiga iyo jinsiyadaha magaalada Berlin

By Khadafi November 29, 2025

Berlin oo la Kulantay Tiradii Ugu Badnayd ee Dacwado Ka Dhan ah Dowladda – Ku Dhawaad 2,000 Dacwado Dhalasho (Einbürgerung) Sanadkan Berlin, Germany – Maxkamadda Maamulka ee Berlin (Verwaltungsgericht) ayaa sanadkan heshay ku dhawaad 2,000 dacwadood oo ka dhan ah dowladda Berlin, kuwaas oo la xiriira dib u dhaca dheer ee codsiyada dhalashada (Einbürgerung). Tani […]

Read More →
SIDEE LAGU DHIMAA MIISAANKA SI CAAFIMAAD LEH?
Caalamka

SIDEE LAGU DHIMAA MIISAANKA SI CAAFIMAAD LEH?

By Khadafi November 27, 2025

  Miisaanka dhimistiisu waa arrin dadyow badan ka welwelaan, gaar ahaan marka uu qofku dareemo culays, daal ama calool weyn oo ku adkeynaya walbahaarka maalinlaha. Si kastaba ha ahaatee, is-caateynta saxda ahi ma aha in la joojiyo cunista ama la sameeyo jimicsi xad-dhaaf ah, ee waa in la fahmaa sida jirku u shaqeeyo iyo sida […]

Read More →