April 24, 2026

Natiijada Doorashada Golaha Deegaanka Degmooyinka Gobolka Banaadir

 

Waxaa halkan idin kula wadaagaynaa natiijada doorashada Golaha Deegaanka ee Degmooyinka Gobolka Banaadir, taas oo u dhacday sida hoos ku xusan:

  • Taariikhda doorashada: 25-ka December 2026
  • Xarumaha codbixinta: 213 xarumood
  • Goobaha ay dadku ka codeeyeen: 524 goobood
  • Degmooyinka doorashadu ka dhacday: 16 degmo
  • Xisbiyada/ururrada siyaasadeed ee ka qaybgalay: 20 urur siyaasadeed

Xisbiyada/Ururrada siyaasadeed ee kaalinta hore galay:

  1. JSP – Caddaaladda iyo Sinaanta
  2. Towfiiq
  3. Ramaas
  4. Karaamo