April 7, 2026

Gurmad culus ayaa Galmudug uga yimid reer Hiiraan

Gurmad xoogan gawaari wata ayay beesha ceyr kasoo direen Guriceel iyo dhuusomareeb kadib markii saraakiisha go’aansadeen inaan fadhiga lagu sugin khawaarijta Hiiraan ka dagaalamaysa,

gurmadkan ayaa noqonaya kii Labaad ee soo gaara macawisleyda Hiiraan oo saacadahii lasoo dhaafay looga soo gurmanayay Ethiopia iyo dowlad deegaanka soomaalida, ka Horta gays

Dowlada faderaalka iyaduna wafdi madax ah ayay furimaha dagaalka iyo Maxaas u dirtay kaasoo waxba ka duwaneen booqashadii dhowr jeer lagu tagay Moqokori oo hada gacanteena ka maqan,

Reer Galmudug iyo Ethiopia waxa ay xaqiijisteen in dagaalka hiiraan kadib iyagu noqon doonaan furimaha dagaalka marka la eego qorshaha dagaal ee khawaarijta, waxaysa go,aansadeen in biyaha meeshooda lagu mooso si aanu uwada dhibaateen dadka iyo deegaano horleh,

Khubarada dagaalka waxa ay leeyihiin awoodeysiga khawaarijta ee sababtay mudo 11 bilood ah 45 degmo iyo deegaan kusoo qabtay waa mid ku saleysan arimaha doorashooyinka iyo dagaalka xawilan ee masar iyo Ethiopia, iyadoo mareykanka iyo shidaal qodistu saameeyntiisa ka marneen,

Dowlada faderaalka maxay qabataa?

Oktoober