Halyeeygii khawaarijta kubiirey ee…
Sawir koowaad
sanadkii 2023 waa halyeey Abuukar dhabarka ku tisa rasaasta qori baasuke ah oo uu gacanta ku sitay isagoo qayb ka ahaa macawisleeyda deegaanka xaradheere ee qaybta ka ahaa dagaalkii mudug qayba kamida looga xoreynayay Koo da khawaarijta,
Sawirkan baraha bulshada ku faafay ayaa noqday mid dadku ku fanaanaan geesigan lixdan jirka ah ee u dagaalamaya deegaankiisa, laba kamida jufooyinka dega xaradheere ayaa midba midka kale ka sheegtay,
Nasiib darro sanadii lasoo dhaafay abuukar ayaa u goostay dhanka kooxda argagixida taasoo dad badan fajac ku noqotay in geesigii khawaarij isku bedelay,
Sawirka Labaad,
Sanad kadih khawaarij abuukar maalinkii shalay ayaa lagu qabtay degmada xaradheere isagoo xambaarsan qaraxyo tarmuus laga soo buuxiyay si loogu dhibaateeyo shacabka iyo deegaankii shalay isagu qayb ka ahaa dib u xoraynteeda,
Majirto cid sheeganeysa ama cid iska fogayneesa halyeey hore khawaarij abuukar, fajac iyo amankaag ayay dadka ku noqotay siduu isu bedbedelay ninkan deegaankiisa kusoo duulay,
WQ Oktoober