April 7, 2026

LIISKA Dhulalka danta guud ee la iibiyey, wax ka Ogoow,

LIISKA Dhulalka danta guud ee la iibiyey.

1. Warashadda Caanaha.
2. Warshadda Daawada.
3. Difaaca Cirka.
4. Zone K.
5. Dab Damiska.
6. Dhulka howlaha guud – 6 Piano
7. Warshada Taraq iyo Sigarka.
8. Warshadda Birta.
9. Warshadda Galeyda.
10. Hotel Taleex.
11. Carwa Taleex.
12. Tarabuun – Zone Isbitaal deva.
13. Xerada Bangala.
14. Xera Cuuryaamin.
15. Shirkole Officiale.
16. Dhulka Siliga Towfiiq.
17. Bangariyo airport ka.
18. Bangiga dhiiga.
19. Wasarada arimaha gudaha Bula xubey.
20. Warshadi Kabka.
21. Caza Italia.
22. Qaburaha School Polizia.
23. Zone Eveko.
24. Xero Kaluun.
25. Buula Wiikiyo – Dekadda.
26. Isbitaalka Lanzareti.
27 .Balaclihii xamar weyne
28. Hoteel jubba
29. Hoteel Curuuba
30. Aargada dayniile
31. Warshadda birta
32. Wasaaradda Xanaanada xoolaha (Ex koontorol)
33. Wasaaradii Caafimaadka Boondheere

Meeqo Bilyan Dollar 💵 ayaad ku qiyaasi kartaa dhaqaalaha kasoo xarooday?

OKTOOBER
https://oktoober24.com