Qurba joogta soomaaliya waa uga dhamaatay!!!
Dhalinyaradana kenya/Nairobi ma aadi doonaan!!!
1-Qiimaha Visaha dal kugalka Kenya qofka wata baasaboorka soomaaliga waxa uu bixin doonaa 4 jibaar lacagtii hore, shirkad gaara ayuu la macaamili doonaa,
2-Qurba joogta soomaaliyeed ee heysta baasaboorada dhalashada Uk. USA, EUROPE, AUSTRALIA, kuwa heysta ( travel document) qaxooriga iyo shaqsiyaadka wata baasaboorada ajinabiga ah sooma raaci doono shirkadaha diyaaradaha soomaaliya soo aada hadii aadan wadan visaha dal kugalka soomaaliya oo Online ka ah ,
DIGNIINTA
Marka laga soo tago qiimaha visooyinka kordhey ee shaqsiyaadka loo xirey hadana halista ugu weyn qurba joogta ayaa dareemi doona oo xogtooda toos xalane ugu soo diraya iyaga oo ku sugan dalalka ku noolyihiin markii horeba ka qarin jireen iney soomaaliya tagayaan,
Warbixinta oo faahfaahsan beri ayaan idinla wadaagi doonaa aniga oo xusi doonaa shaqsiyaadka kala duwan ee laban adeeg loo kala xirey ee sameetey shirkado kala duwan,
Muwaadiniinta soomaaliyeed waa ku waajib lacag ku bixiyaan adeegyada dowlada ee waafaqsan xeerka maaliyada dowlada faderaalka, waxaasa aafa ah in lacagta adeega dowlada kuu qabatay uu qaadanayo shaqsi masuul ah iyo qaraabo, FAAH FAAHINTA ku dhameestireena habeen wanaagsan
Fadlan xogtaada ilaasho,
Oktoober24