April 5, 2026

Raashin Gargaar Deg Deg ah Dadka Abaaraha ay Saameeyen

04 january 2025 hayada mareeynta masiibooyinka somaliya oo deeq raashind gaarsiisat qooysas kun ool degaano katrisan dowlag goboledka Hirshabelle.

 

aya haeed rashin qalalan oo la garsiiye 5,075 qooys. degmada jalalqasi gobolka hiiraan waxaa lgaaarsiiye 2,009 halka qooysas kunol demgad balcad gobolka habelleda dhexe lagaarsiiye 3,696 qooys.

 

deeqadaan ay mashruuc lagu cawinaya dadka wajigiis 3xaad mashruuc gargaarka dadka ay abaharaha saameeyen oo bxisay dhaqala Africa Development bak iyo Africa risk Capacity.

 

dalka somalia ayaa hada fooda lagalay masiibo baniiadamin deg deg kadib amrki ay xubdeeyn rababkid deyrta iyo gua oo sixaga sandak 2025.