Warqad furan
Ku: madaxweynaha qaranka dr hassan sheikh mohamud
Ku: raisulwasaare hamse abdi
Ku: wasarada shaqada iyo shaqalaha
Ku: bahda garsoorka
Ku : cidanka danab balidoogle
Dhamaan somali weyn
Ka; socda dhibanayaal somaliyeed dalkoodi aminay hadane lagu hayo cunsuriyad iyo handadaad
waxaan rabnaa in aad fariintaan noo gaarsiiso dowlada somalia wasarada shaqada iyo garsoorka dhamaan cida ay quseyso waxaan halkaan dhibaato fara badan cunsuri nimo nagu haya shirkada SKA balidoogle waxan jooga nin u dhashay wadanka ingiriiska o gordon lagu magacaabo shirkadane waxaa leh ingriis ninkaan waxaa horay looga soo ceyriyey magalada kismaayo dhaqamadan dartood waxaan markasta ku jirnaa cuburin iyo cunsuriyad jooga waxaad arkeysaa shaqaale 5sano shaqeynayey ayaa nin 6 bilood jooga shaqada ka eryaa markii la weydiiyo sawabta wuxu ku jawabayaa go,anka anaa leh sharciga ruqsada waxaa jira nidaam u dhagsan wasarada shaqada hadane kuma dhaqmaan waxaan kaloo jirta in nagula handado hadii shaqada ka tagi weyso ciidanka danab ayaa ka adeejinaa waxaan kaloo baqaan u dirayaa in aay sarakiisha danab arintaan kor joogto ku sameyaan hadii aay jirto dowlad somaliyeed shaqalaha somalida masuul ka saaran yahay shirkada SKA arintan wax ka qabtaan wlh wey dhiban yihiin shaqlaha somalida halkaa ku sugan
Intaa waxaa noo dheer nadafad daro iyo cunto xumo
Aniga waan kasoo tagaye gunimo waxaan dhaanta gaajo sharaf leh inta hartay halaga gaaro
wabilaahi towfiiq