April 7, 2026

Soomaali ku xayiran garoomada caalamka kadib markii la weydiiyay VISAHA ONLINE

Boqolaal Dad musafiriin soomaali u badan ayaa garoomada kala duwan ee caalamka ku xayiran kadib markii laga reebay diyaaradahii soomaaliya usoo qaadi lahaayeen kuwaasoo weydiiyay visaha online ka iyadoo qaarna u shaqeen waayay websiteka hay’adda socdaalka dhistay,

•Sababaha dadkaas tickets kumanaanka ah uga gubteen waxaa kamid ah:-

-Dadka baasboorka ajinabiga wata ee soomaaliya u soo socday oo aan ogeen in visa la iska rabo iyo in kale marka la aadayo soomaaliya,

-Dowlada soomaaliya oo ku amartay diyaaradaha caalamiga ah ineysan soo qaadi karin qof aan online visa dowlada soomaaliya wadan meeshuu doono soomaaliya ha rabee ( gobol, degmo iyo tuulo),

-Website visaha ETAs ee soomaaliya sameysay oo aan si saxa u shaqeenen maadama awood fiican leheen iyo serverka lagu xirey oo ahaa mid shaqadaas awood u leheen,

-Dadka visaha dalbaday ee lacagta bixiyay oo aan helin visahii online-ka ka dalbadeen kadib cilad diidey websiteku si sax u shaqeeyo,

-Cabashada musaafirka garoomada taagan oo systemku siineyn fursat ku cawdaan maadama uu dhacay websiteka,,

-iyo hey’adda Immegration oo sheegtey vishaa u baahan yahay maalmo saraakiishu kugu aqbalaan baaris kadib,

-Dadka garoomada yimid ee duuli lahaa ee shrikadaha diyaaradaha ku qasbeen hada visa dalbadaan misena waayay maadaama website uu Wadka ka baxayo ( habeen saqdhexe) maxaa u xal ah yaana loo cabaanaa ,

Caqabadahan sababay kumanaan kun doolar dadka qasaaraan waxa u sabab ah agaasimaha hay,adda ICA iyo dowlada soomaaliya ,

-Wacyigelin la’aan
-Iyo cilad farsamo

DADKA diyaaradaha uga tageen garoomada iyo cariurta la silciyay xaq ayay u leeyihiin in lacagta ticket, taxi raac, hotel iyo waqtigaba loo casho Lacagtooda, hay’addu socdaalka meel haku sheegto hadii kale shuruucda hay’adda duulista iyo Immegration soomaaliya ma noqon doonaan kuwa lagu wada dhaqmo,

4 Dollar Commission ah intaad raadineysay boqolaal kun doolar ayaad qasaarisey agaasime mustafoow ee meel ku sheeg Lacagteena,

Mudaharaad cabasho ah waa inoo soo socdaa dhowaan…

Oktoober