April 6, 2026

Wiil madaxweyene Xasan sheekh ka codsay hal maalin la qadeeyo, iyo Talladii Farmaajo

Warbaahinta waxa qabsaday wiil soomaaliyeed oo arday ah oo meel fagaaraha madaxwehnaha kaga codsaday in uu maalin laqadeeyo maadaama ay hamigiisa ahaa intaas, madaxwehnaha oo aad ula dhacay hadalkaas ayaa isla markiiba ballan u qabtay wiilkan, dhowaanna villa soomaaliya ayaa ka sugayna qadadaas loo sameen doonto ardayga soomaaliyeed

 

Tani waxa ay hoosta ka xariiqaysaa in uu xaqiiqo ahaa hadalkii dhowaan uu yiri madaxweyene hore, Maxamed Amiin Farmaajo kaasoo maalin dhexdaas ah 2 qodob oo muhiima kaga hadlay kullan hu ka yeeshay xildhibaano dhowro,kuwaasoo daarnaa dhibaatada bulshada haysta GAAJO IYO SICIR BARAR ,

Sidoo kalana waxa uu Farmaajo soo jeediyay sida looga hortagi karo dhibaatooyinkaas waxa uu ku sheegay:
1-in la kordhiyo mushaaraadka shaqaalaha dowlada iyo Askarta soomaaliyeed,

2-in la dhimo cashuurta raashiinka quutul daruuriga,

Labadaas qodob maanta oo ay tariikhdu tahay 04.12.2025 waxa ay toos uga muuqdaan waebaahinta gudaha gaar ahaan caasimada Muqdisho,

1- GAAJADA. arday soomaaliyeed ayaa madaxwyanaha ka codsaday waebaahinta horteeda in uu mar la qadeeyo inuu ku taamayay waligiis

2-SICIR BARAR: sababay in ganacsatada suuqyada Muqdisho ka mudaharadayaan Cashuur kordhin dowlada soo rogtay , iyo ganacsiyo loo xirey iney ka cabanayaan ganaax ka dhashay hoos u dhac lagu arkay dhaqaalaha iibka kusoo dhacay akoonkooda, ( iibsi yari)

Dowlada soomaaliya xalka waxa ay u aragtay in Madaxweynaha uu casumaad ballan u qabto wiilka yar ee qadada dalbaday, dukamadana la xiro,

Maxamed farmaajo waxa uu u muuqdaa siyaasi kaliya ee bulshadan meesha laga haayo garan karan,