Ganacsade Gallad oo kusoo fashilmey dhexdhexaadin madaxweyene xasan sheekh maxamuud uu ka dhex waday isaga ( oo ah iibsadaha dhulka deyniile) iyo xildhibaan Jacfar Abuukar ayaa kasoo dhex hadlay Xildhibaan Dayax,
Xildhibaanka isagoo laba saacadood qaali ah labada gacmood ku xiran ayuu warbaahinta la hadlay waxa uuna sheegay in gallad loo fududeeyo burburinta dhulka uu soo iibsaday, sidoo kalana cidii lacag fiican haysato loo ogolyahay iney dhulka ka iibsato ganacsadaha, ($20k),
Dhowaan xildhibaan jacfar waxa uu iska diiday in calaa boos loogu daro $3k kalana shaqeeyo Gallad inuu dhulkaasi ka barakiciyo dadka, hasse yeeshe xildhibanka waxa la soo warinaya in loogu daray $2k calaa boos oo uu doonayo shacabka iyo odayasha ku qanciyo dadkaa isaga barakacaan dhulka daynile,