April 7, 2026

Xildhibaan Jacfar oo looga yeeray villa soomaaliya iyo Rw Hamza barre..

Xog hoose ayaa sheegeysa in maanta duhurkii kulmeen raisul Wasaare Hamza Barre iyo Xildhibaan Jacfar Abuukar kuwaasoo kawada yoomay qorshaha kutlooyinka kala duwan ee Xildhibaanada bfs ee kar karinaya mooshin kursiga loogu tuurayo raisul wasaaraha,

Kulankan ayaa ka dhacay Villa soomaaliya oo uu xildhibaanku si qarsoodi ah maanta ku tagay kadib markii ey soo galbiyeen gawaari qaasa oo looga diray xafiiska raisul wasaaraha oo ah halka kulankan ka dhacay,

Isku soo wada-duub kulankan ayaa yimid kadib falcelintii Xildhibaan jacfar ee uu ku diiday kamid noqoshada xildhibaanada wada mooshinka ka dhanka raisul wasaaraha xakuumada, isagoona kutlada xildhibaanada saaxibadiisa ku qanciyay inaan lagu biirin mooshin rag dano gaara raadinaya hor boodayaan,

Faahfaahinta qodobada laga hadlay Oktoober si buuxda uma wada helin hasse yeeshee indhaha iyo dhegaha ayay ku heysaa ee ka war sug.

Kulankan ballanqaadyo hore ayuu dhaqan gelin doonaa iyadoo rag xalay qoslaayay ku ridi doono hurdo la’aan , siday amiinsan tahay Oktoober

Oktoober