April 7, 2026

Yaa iska leh hubka saaran Markabka Puntland lagu qabtay, wax ka ogoow,

Qaabka loo kala leeyahy hubka.

1- qaybta ugu muhiimsan hubkan oo gaadiid iyo qoryo isugu jira waxaa iska leh ciidanka Gorgor guutada 20-aad ee dhowaan tababarka loogu soo xirey dugsiga Turksom ee muqdisho,.

2- qaybta labadaad hubkan waxaa si shakhsi ah u leh Madaxwayne soomaaliya, wuxuuna ku qalabeen rabay ciidan dhowaan La tawabaray oo hal guute ah una badan jifada madaxwaynaha. ee loo bixiyay xasilinta caasimada,ayaa lagu qalabeen lahaa gaadiidkan qaybo kamida,

3-Sedax qeybta Biskooladaha dhamaan waa hub ganacsi oo uu si shaqsi u lahaa wasiir Abdulkadir M, Jaamac wasiirka dekadaha gaadidka badda soomaaliya. oo ah ganacsada loo xirey ka ganacasiga baskooladaha Turkiya laga keeno,

4- qeybta 4-aad oo isugu jirto hub culus iyo kuwa fudud tiro badan waxa iskaleh ganacsade ina Ali adoon wuxuuna ahaa hub ganacsi loo waday,sifo dfs ogoshahay,

Hubkan oo ay dowlada Puntland gacanta ku dhigtey aya wali wax go’aan rasmiya laga soo saarin iyadoo markabka ku sugan tahay xeebaha Puntland,

Xogta saraakiisha Muqdisho
Oktoober24