April 6, 2026

Author: Khadafi

OKTOBER 24 Media is an independent Somali media outlet providing 24/7 news coverage, including breaking news, updates, features, analysis, and talk shows. The platform is committed to investigative journalism, covering Somalia’s social, policy, and development issues, with a strong focus on corruption, transparency, and public accountability.
Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed oo ka horyimid shaqo ka joojintii Wasiirka Ciyaaraha – “Go’aankiisu waa waxba kama jiraan” Muqdisho
Warka

Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed oo ka horyimid shaqo ka joojintii Wasiirka Ciyaaraha – “Go’aankiisu waa waxba kama jiraan” Muqdisho

By Khadafi November 3, 2025

Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed oo ka horyimid shaqo ka joojintii Wasiirka Ciyaaraha – “Go’aankiisu waa waxba kama jiraan” Muqdisho 03.11:25– Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed (GOS) ayaa maanta soo saaray warsaxaafadeed rasmi ah oo ay ku sheegeen in shaqo ka joojintii uu ku dhawaaqay Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha aysan wax sharci ah lahayn, islamarkaana ay tahay “waxba kama […]

Read More →
Safafka dhaadheer ee kaarka NIRA oo dhalisay tuhun iyo walaac shacabka Soomaaliyeed. AQRISO
Warka

Safafka dhaadheer ee kaarka NIRA oo dhalisay tuhun iyo walaac shacabka Soomaaliyeed. AQRISO

By Khadafi November 3, 2025

Muqdisho – Dad badan ayaa si adag uga falceliyay safafka dhaadheer ee shacabka Soomaaliyeed ay ugu jiraan helista Kaarka Aqoonsiga Qaranka (NIRA ID), gaar ahaan xilliyada habeenkii, iyadoo la arkayo hooyooyin, dhalinyaro iyo dad da’ ah oo safka ku jira saacadaha 1:00 ilaa 2:00 habeenimo, arrin loo arkay shaqo xumo iyo nidaam la’aan baahsan. Baahida […]

Read More →
Ciidanka dowlada ayaa toogasho ku dilay 17 jir kabiir Dugsi Quraan….
Warka

Ciidanka dowlada ayaa toogasho ku dilay 17 jir kabiir Dugsi Quraan….

By Khadafi November 2, 2025

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa maanta toogasho ku dilay Maxamed Cali Cabdullaahi, oo ahaa wiil 17 jir ah, kuna jiray waxbarashada diinta Islaamka, isagoo kabiir ka ahaa dugsi Qur’aan ku yaalla xaafadda Ceelqalaw ee degmada Wadajir, gobolka Banaadir. Sida ay xaqiijiyeen waalidiinta marxuumka, rasaas ay fureen askar ka tirsan ciidanka dowladda ayaa haleeshay Maxamed xilli uu […]

Read More →
Soomaaliya Minneapolis oo qabyaalad ugu olloleyneysa cida noqon doonaa Mayorka,
Tooshka OKTOOBER

Soomaaliya Minneapolis oo qabyaalad ugu olloleyneysa cida noqon doonaa Mayorka,

By Khadafi November 2, 2025

Omar iyo Frey labaduba ollahooda Mayorka Minneapolis qabyaalad iyo kala faquuq bulsho ayay ku saleeyeen, mana muuqato aragti iyo siyaasad gaara oo bulshada soomaaliyeed kala hadleen, Si kale hadaan u dhigo tartamayaashan marka ay la hadlayaan bulshada ku dhaqan magaaladaasi waxa ay u kala saareen soomaali . Madoow, cadaan iyo qayba kale , marka laga […]

Read More →
Wiil Dhalinyaro ah oo Walaashiis Mindi Dhowr Jeer Ku Dhuftay Muqdisho,AQRISO
Warka

Wiil Dhalinyaro ah oo Walaashiis Mindi Dhowr Jeer Ku Dhuftay Muqdisho,AQRISO

By Khadafi November 2, 2025

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka maqaayadda “Cayni” ee ku taalla Degmada Daarusalaam, Gobolka Banaadir, ayaa sheegaya in wiil dhalinyaro ah uu si xun mindi ugu dhaawacay walaashiis, xilli ay ku sugnaayeen goob dadweyne. Goobjoogayaal ayaa sheegay in wiilkaasi dhowr jeer mindi kaga dhuftay walaashiis meelo halis ah oo ay ka mid yihiin […]

Read More →
Maxay tahay halista Amni ee kasoo socata Hawada Soomaaliya ee la siyaasadeeyay ( e-visa )? SOMALILAND
Warka

Maxay tahay halista Amni ee kasoo socata Hawada Soomaaliya ee la siyaasadeeyay ( e-visa )? SOMALILAND

By Khadafi November 2, 2025

  Waxaa soo ifbaxaya halis amni oo ka dhalan karta khilaafka ka taagan maamulka hawada Soomaaliya, taas oo bishii itsicmaalaan ku dhowaad 240 duulimaad caalami ah oo sida rakaab kala duwan oo isaga kala goosha qaaradaha dunida. Duulimaadyadaasi ayaa kamid ah ilaha dhaqaale ee ugu muhiimsan dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulada kala duwan ee dalka, […]

Read More →
Madaxweyne Xasan sheekh oo u baxaya safar bixin kara khalad diblomaasiyadeed, AQRISO
Warka

Madaxweyne Xasan sheekh oo u baxaya safar bixin kara khalad diblomaasiyadeed, AQRISO

By Khadafi November 2, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Lagu Wado Inuu Safar Gaaban Ku Tago Tanzania Iyadoo Dalkaas Ay Ka Socdaan Dibadbaxyo Rabshado Wata Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, uu qorsheynayo booqasho gaaban oo uu ku tago dalka Tanzania, xilli halkaas ay ka socdaan dibadbaxyo rabshado wata oo ka […]

Read More →
Muwaadin ka sheekeeyay Caqabadaha ka jirta garoonka Muqdosho..
Warka

Muwaadin ka sheekeeyay Caqabadaha ka jirta garoonka Muqdosho..

By Khadafi October 27, 2025

Shaqaalaha Hay’adda Socdaalka Soomaaliya ma aqoonsan yihiin Baasaboorka Soomaaliga ah intaan la gaarin Dowladda Denmark?.. Markaan arkey sheekada wiilkan Soomaaliga ah Mustaf Taakoy, waxaan soo xasuustey qiso aniga igu dhacdey markaan dalka Japan 🇯🇵 waxbarashada heerka labaad (Masters degree) u aadayey. Waxaan diyaaradda ku qornaa 30ka Sep. 2022 in aan baxo (Eeg sawirka 2aad), fiisaheyga […]

Read More →
Somaliland Digniino Adag kasoo saartay E-Visa soomaaliya..
Warka

Somaliland Digniino Adag kasoo saartay E-Visa soomaaliya..

By Khadafi October 27, 2025

Somaliland iyada isku eedeesay caqabada E-Visa Soomaaliya soo rogtay, sidoo kalena u hanjabtay diyaaradaha caalamiga, Muddo laba bilood ah, shacabka reer Somaliland waxaa lagu hurdisiinayay sheeko ah in e-visa Soomaaliya aysan khusaynin, isla markaana aan laga qaadin dadka kasoo jeeda gobollada waqooyi. Cabashooyin isdaba joog ah oo shacabkaasi muujiyeen, kuwaasoo caddaymo muuqda laga arkay baraha […]

Read More →