September 8, 2026

Category: Tooshka OKTOOBER

BIG NEWS, saraakiisha beegsi qabiil looga eryay Villa soomaaliya, Aqriso
Tooshka OKTOOBER

BIG NEWS, saraakiisha beegsi qabiil looga eryay Villa soomaaliya, Aqriso

By Khadafi July 2, 2025

Big News, Taliyaha guutada 77 gashaanle maslax maxamuud ayaa Raisul wasaraha jamhuuriyada Mudane Hamza Bare xalay fiidkii ku wargeliyay in uu ka badelayo xafiiskiisa Taliyaha ciidanka ilaalada xafiiska Raisul wasaaraha taliye Maxamed Abdi yare oo kamida saraakiisha sarsare guutada 77 kana soo jeedo beesha sacad habargidir, Inkastoo sargaqlkan warqadiisa shaqa ka qaadista goor hore uu […]

Read More →
Muungaab oo Mushaarkii shaqaalaha dowlada u Warerjiyay Dhalinyarada Social Media ka difaaca
Tooshka OKTOOBER

Muungaab oo Mushaarkii shaqaalaha dowlada u Warerjiyay Dhalinyarada Social Media ka difaaca

By Khadafi June 30, 2025

Cabasho xoogan ayaa kasoo yeereysa shaqalaaha gobolka Banadir kadib markii Gudoomiye Muungaab ka goostay kala bar mushaarka dhamaan shaqaalaha gobolka, Ilo xog ogaala ayaa inoo sheegey Gudoomiye Muungaab amray xafiiska mushaaradka,in qof kasta ee shaqaale ah la siiyo kala bar mushaarkiisii caadiga ahaa ee u qornaa, Ku dhowaad 900 boqol qof shaqaale ka ahaa gobolka […]

Read More →
Muxuu yahay dagaalka u dhexeeya wasiirka Sports dfs iyo Astaan tv
Tooshka OKTOOBER

Muxuu yahay dagaalka u dhexeeya wasiirka Sports dfs iyo Astaan tv

By Khadafi June 29, 2025

AstaanTV iyo Wasiirka cayaaraha “Astaaneey is ooysiin sharciga loogama dhuuman karo iska bixi cashuurta oo xeerka cayaarahah soo mar “ ayuu yiri… Wasiirka Cayaaraha iyo Dhalinyarada DFS Mohamed Abdulqaadr ayaa is hortaagay cayaaro lagu maamuusi lahaa maalmaha xoriyada dalka,kasoo ay soo qabanqaabisay ASTAAN oo ah mid kamida shirkadaha leh warbaahinada ugu xoogan dalka ee tabisa […]

Read More →