Xanuun ka hepatitis A ayaa ka dilaacay dalal kamida qaarada yurub, marka laga soo tago faafidiisa waxa lasoo warinaya dhimasho meelaha qaarkii,
Xarunta Kahortagga iyo Xakamaynta Cudurrada (ECDC) ayaa xaqiijisay la diiwaangeliyay 2,097 kiis xanuunkan ku saabsan,
Ilaa iyo bilowgii sanadkan aya xanuunkan lagula tacaalayay dalalka Austria, Czech Republic, Hungary, iyo Slovakia iyadoo dhimashaduna lagu sheegey sedex ruux,
Dhanka kale xanuunkan hepatitis A. ayaa lagu soo Waramayaa in uu soo gaaray bartamaha yurub kadib markii kiisas kale laga diiwangeliyay magaalada Frankfurt dalka jarmalka,
Oktoober24