April 25, 2026

Author: admin

Laascaanood Oo Soo Dhawaysay Wafdi Ka Socda Norway Iyo Furitaanka Isbitaalka Guud
Warka

Laascaanood Oo Soo Dhawaysay Wafdi Ka Socda Norway Iyo Furitaanka Isbitaalka Guud

By admin June 22, 2025

Danjiraha Norway u fadhiya Soomaaliya, Carsten Carlsen, oo ay weheliyaan mas’uuliyiin sare oo ka socota hay’adda The Nordic International Support Foundation (NIS), ayaa booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Laascaanood. Waxaa si heer sare ah ugu soo dhaweeyay Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali, oo xafiiskiisa ku qaabilay. Kulanka Hoggaamiyaha iyo Danjiraha ayaa diiradda lagu saaray […]

Read More →