April 6, 2026

Author: Khadafi

OKTOBER 24 Media is an independent Somali media outlet providing 24/7 news coverage, including breaking news, updates, features, analysis, and talk shows. The platform is committed to investigative journalism, covering Somalia’s social, policy, and development issues, with a strong focus on corruption, transparency, and public accountability.
Omar Artan Oo Loo doortay Garsooraha Ugu Fiican Afrika 2025, GUUL
Warka

Omar Artan Oo Loo doortay Garsooraha Ugu Fiican Afrika 2025, GUUL

By Khadafi November 20, 2025

  Guul Soomaaliyeed Taariikhi ah ayaa xalay ka dhacday Garoomada Caalamiga ah, Soomaaliya ayaa xalay saaxada Ciyaaraha qaaradda Afrika markale kaga soo muuqatay guul taariikhi ah, kadib markii Omar Abdulkadir Artan oo ah garsoore Soomaaliyeed oo magaaladiisa Muqdisho ku dhashay kuna soo barbaaray, loo doortay “Garsooraha Ugu Fiican Afrika sanaada 2025.” Abaalmarintan ayaa ah mid […]

Read More →
Doodii Miisaaniyadda oo Dhinac Kale Loo Rogay,
Warka

Doodii Miisaaniyadda oo Dhinac Kale Loo Rogay,

By Khadafi November 19, 2025

Doodii Miisaaniyadda oo Dhinac Kale Loo Rogay, iyo Fashilkii iyo xayooyadii xakuumada oo loogu gefaayo beesha Hawiye, Dooddii Golaha Shacabka ka hor yimid ayaa si cad u muujisay in arrintii ahayd la xisaabtanka miisaaniyadda qaranka ay u rogmantay dood kale oo aan la xiriirin, gaar ahaan dood ku saabsan maqaamka Muqdisho iyo Gobolka Banaadir. 1. […]

Read More →
Cadaalada soomaaliya waa adiga iyo saameyntaada social media intee la egtahay
Warka

Cadaalada soomaaliya waa adiga iyo saameyntaada social media intee la egtahay

By Khadafi November 18, 2025

  Sida uu dhawaan sheegay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud: “Muwaadin Soomaali ma aha qofka sita baasaboor ajnabi haddii uusan isticmaalayn baasaboor Soomaali marka uu yimaado Soomaaliya.” Hadalkaas oo muran badan dhaliyay ayaa yimid xilli dhowaan Xeer Ilaalinta Qaranka ay warsaxaafadeed ku sheegeen in ay soo gaartay dacwad uu gudbiyay Cabdifataax, oo ah muwaadin Swedish ah, […]

Read More →
Wasiirka Gaadiidka DFS oo Isku Difaacaya Baraha Bulshada
Warka

Wasiirka Gaadiidka DFS oo Isku Difaacaya Baraha Bulshada

By Khadafi November 18, 2025

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Federaalka, Maxamed Faarax Nuux, ayaa caawa si kulul uga jawaabay eedeymo waaweyn oo kaga yimid shaqaalihii agaasime-waaxeedyada ahaa ee dhowaan shaqada laga ceyriyay. Wasiirku waxa uu ku andacooday in shaqaalahaasi lagu arkay musuqmaasuq ay ka mid tahay iibinta taarikada iyo liisamada dowladda ee suuqa madow. Shaqaalihii la eryay ayaa dhankooda […]

Read More →
Dowlada Faderaalka oo la wareegaysa Maamulka iyo Maaraynta Cashuuraha Dekadaha soomaaliya!
Warka

Dowlada Faderaalka oo la wareegaysa Maamulka iyo Maaraynta Cashuuraha Dekadaha soomaaliya!

By Khadafi November 18, 2025

  Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hirgelisay nidaamka cusub ee e-CTN (Electronic Cargo Tracking Number), kaas oo lagu diiwaangelinayo laguna cashuuro dhammaan badeecadaha soo mara dekedaha dalka, gaar ahaan kuwa Puntland, Jubbaland iyo Somaliland. Wareegto soo baxday 30/09/2025 ayaa nidaamkan ku qeexday mid u dhigma e-Visa, balse loogu talagalay xakamaynta iyo dabagalka xamuulka badda.     […]

Read More →
Xulka 🇸🇴Soomaaliya oo 2–1 kaga adkaaday 🇧🇭Bahrain – Guul Taariikhi ah
Warka

Xulka 🇸🇴Soomaaliya oo 2–1 kaga adkaaday 🇧🇭Bahrain – Guul Taariikhi ah

By Khadafi November 18, 2025

  Xulka qaranka Soomaaliya ayaa guul taariikhi ah ka gaaray xulka Bahrain, kadib ciyaar saaxiibtinimo oo xiiso leh oo caawa lagu qabtay magaalada Manama ee dalka Bahrain. Soomaaliya oo dhawaan halkaas u safartay si ay isugu diyaarsato tartamada caalamiga ah, ayaa bandhigtay ciyaar heer sare ah oo ay si dhow indhaha ugu hayeen taageerayaasha Soomaaliyeed […]

Read More →
SAXANSAXO DHOWAAN ISKA DHIIBAY DAL YURUB AH AYAA LOO MAGACAABAY AFHAYEENKA RAISUL WASAARAHA
Warka

SAXANSAXO DHOWAAN ISKA DHIIBAY DAL YURUB AH AYAA LOO MAGACAABAY AFHAYEENKA RAISUL WASAARAHA

By Khadafi November 17, 2025

  Agaasimihii hore ee Telefishanka Jubaland, Abdinasir Axmed Saxansaxo, ayaa si rasmi ah ula wareegay xilka Afhayeenka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, kadib markii dhowaan uu xilkan u magacaabay Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre. Saddex Sano oo Magangelyo Doon ah – Dib ugu soo laabasho Dowladda Saxansaxo ayaa muddo saddex sano ah ku sugnaa dalka Ireland oo […]

Read More →
DEG DEG – Mw FARMAAJO OO LOOGA YEERAY VILLA SOOMAALIYA JIMCAHA,
Warka

DEG DEG – Mw FARMAAJO OO LOOGA YEERAY VILLA SOOMAALIYA JIMCAHA,

By Khadafi November 17, 2025

Farmaajo oo Jimcaha lagu casuumay Villa Somalia – Kulankii ugu horreeyay tan iyo xil wareejintii 2022 Ilo-wareedyo xog ogaal ah ayaa xaqiijinaya in Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu Jimcaha ku casuuman yahay Villa Somalia, taasoo noqonaysa markii ugu horreysay ee uu soo galo xarunta madaxtooyada tan iyo xil wareejintii May 2022. Wararka aan helnay […]

Read More →
SHIRKAD EMPIRE AYAA LOO XIRAY ADEEGA VISAHA DEGANAASHA SOM…
Warka

SHIRKAD EMPIRE AYAA LOO XIRAY ADEEGA VISAHA DEGANAASHA SOM…

By Khadafi November 15, 2025

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu wareejisay Shirkadda Empire dhammaan howlaha la xiriira bixinta oggolaanshaha degenaanshaha (residence permit) ee dalka, taas oo abuurtay su’aalo ka dhan ah hufnaanta iyo sharciyadda nidaamka cusub. Warqad rasmi ah oo hay’addu u dirtay xarumaheeda ku yaalla dowlad-goboleedyada ayaa lagu amray in: La joojiyo […]

Read More →
Fashil Ayuu ku dhamaaday shirkii e-Visa iyo xogta la Jabsaday,
Warka

Fashil Ayuu ku dhamaaday shirkii e-Visa iyo xogta la Jabsaday,

By Khadafi November 15, 2025

  Shir albaabada u xiran oo ay isugu yimaadeen mas’uuliyiin ka kala socday Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Hay’adda Socdaalka iyo Hay’adda Duulista Hawada, ayaa maanta si rasmi ah ugu dhammaaday fashil iyo is-eedayn kadib markii looga hadlayay fadeexaddii caalamiga noqotay ee lagu jabsaday xogta kumannaan qof oo booqday website-ka e-visa ee Soomaaliya. Kulanka oo uu soo […]

Read More →