SAXANSAXO DHOWAAN ISKA DHIIBAY DAL YURUB AH AYAA LOO MAGACAABAY AFHAYEENKA RAISUL WASAARAHA
Agaasimihii hore ee Telefishanka Jubaland, Abdinasir Axmed Saxansaxo, ayaa si rasmi ah ula wareegay xilka Afhayeenka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, kadib markii dhowaan uu xilkan u magacaabay Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre. Saddex Sano oo Magangelyo Doon ah – Dib ugu soo laabasho Dowladda Saxansaxo ayaa muddo saddex sano ah ku sugnaa dalka Ireland oo […]