Hooyo Soomaaliyeed oo Deganaansho Ku Haysata Masar oo Lagu Celiyay Garoonka Muqdisho
Muqdisho – Hooyo Soomaaliyeed oo muddo ku noolayd dalka Masar (Cairo), isla markaana halkaas ku haysata deganaansho sharci ah, ayaa lagu celiyay garoonka diyaaradaha Aden Adde ee Muqdisho kadib markii ay isku dayday in ay safar dib ugu laabato Masar iyadoo ay weheliyaan labadeeda carruur ah. Hooyadan, oo muddo ku sugneyd magaalada Muqdisho ayaa […]