July 18, 2026

Author: Khadafi

OKTOBER 24 Media is an independent Somali media outlet providing 24/7 news coverage, including breaking news, updates, features, analysis, and talk shows. The platform is committed to investigative journalism, covering Somalia’s social, policy, and development issues, with a strong focus on corruption, transparency, and public accountability.
20 Sano Kadib, Macalimiintii hore oo ah Madaxda Qaranka ayaa Munaasabada Macalinka soomaaliyeed ku qabanaya…
Warka

20 Sano Kadib, Macalimiintii hore oo ah Madaxda Qaranka ayaa Munaasabada Macalinka soomaaliyeed ku qabanaya…

By Khadafi November 21, 2025

Munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo Beri ka Dhaceysa Muqdisho Magaalada Muqdisho ayaa beri martigelin doonta munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed, taas oo sanad walba 21 November lagu maamuuso kaalinta macallimiintu ku leeyihiin horumarinta bulshada iyo korinta jiilka mustaqbalka. Munaasabaddan oo ka dhici doonta Stadium Muqdisho ayaa waxaa ka soo qayb galaya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo […]

Read More →
WAR DEG-DEG AH: Dowladda Soomaaliya oo lagu amray inay dib ula noqoto 9-ka xubnood ee EALA — Maxkamadda EACJ oo Musuq-maasuq ku heshay
Warka

WAR DEG-DEG AH: Dowladda Soomaaliya oo lagu amray inay dib ula noqoto 9-ka xubnood ee EALA — Maxkamadda EACJ oo Musuq-maasuq ku heshay

By Khadafi November 21, 2025

  Dowladda Soomaaliya oo lagu amray inay dib ula noqoto 9-ka xubnood ee EALA — Maxkamadda EACJ oo Musuq-maasuq ku heshay Arusha, Tanzania – Jimcadii labaad ee dhageysiga dacwadda: Maxkamadda Sare ee East African Court of Justice (EACJ) ayaa maanta ku dhawaaqday go’aan taariikhi ah oo ay ku xukumeyso Dowladda Federaalka Soomaaliya inay dibu ceshato […]

Read More →
Fallanqayn: Dacwadda Arusha iyo Fadeexadda 9-ka Xildhibaan ee EALA — Maxaa Ka Qarsoon?
Warka

Fallanqayn: Dacwadda Arusha iyo Fadeexadda 9-ka Xildhibaan ee EALA — Maxaa Ka Qarsoon?

By Khadafi November 21, 2025

Dacwadda maanta ka furantay Arusha ee ka dhanka ah 9-ka xildhibaan ee Soomaaliya u matalaya Baarlamaanka Bariga Afrika (EALA) waxay noqotay tilmaanta ugu dambeysa ee isku darka Musuqa iyo jahawareerka siyaasadeed, habdoorasho la’aanta iyo eexda ay muddooyinkan dambe dowladda federaalka ku dhaqmeysay. Haddaba, maxay arrintu ka tarjumaysaa? 1. Soomaaliya oo wajahaysa imtixaan sharciyadeed iyo mid […]

Read More →
WARBIXIN: MAALINKA CARUURTA ADUUNKA,
Warka

WARBIXIN: MAALINKA CARUURTA ADUUNKA,

By Khadafi November 20, 2025

OKTOOBER24, warbaahinta Soomaaliyeed ayaa qabatay dood-wadaag qaran oo lagu xusayo maalinta caalamiga ah ee carruurta (International Children’s Day), oo caalamka laga xusi doono 20-ka Nofeembar 2025. Barnaamijku wuxuu diiradda saaray xaaladda carruurta adduunka guud ahaan, iyadoo si gaar ah xoogga loogu saaray xuquuqda, xaaladda, iyo daryeelka carruurta Soomaaliyeed. Carruurtu waa qaybta ugu nugul bulshada, haddana […]

Read More →
Omar Artan Oo Loo doortay Garsooraha Ugu Fiican Afrika 2025, GUUL
Warka

Omar Artan Oo Loo doortay Garsooraha Ugu Fiican Afrika 2025, GUUL

By Khadafi November 20, 2025

  Guul Soomaaliyeed Taariikhi ah ayaa xalay ka dhacday Garoomada Caalamiga ah, Soomaaliya ayaa xalay saaxada Ciyaaraha qaaradda Afrika markale kaga soo muuqatay guul taariikhi ah, kadib markii Omar Abdulkadir Artan oo ah garsoore Soomaaliyeed oo magaaladiisa Muqdisho ku dhashay kuna soo barbaaray, loo doortay “Garsooraha Ugu Fiican Afrika sanaada 2025.” Abaalmarintan ayaa ah mid […]

Read More →
Doodii Miisaaniyadda oo Dhinac Kale Loo Rogay,
Warka

Doodii Miisaaniyadda oo Dhinac Kale Loo Rogay,

By Khadafi November 19, 2025

Doodii Miisaaniyadda oo Dhinac Kale Loo Rogay, iyo Fashilkii iyo xayooyadii xakuumada oo loogu gefaayo beesha Hawiye, Dooddii Golaha Shacabka ka hor yimid ayaa si cad u muujisay in arrintii ahayd la xisaabtanka miisaaniyadda qaranka ay u rogmantay dood kale oo aan la xiriirin, gaar ahaan dood ku saabsan maqaamka Muqdisho iyo Gobolka Banaadir. 1. […]

Read More →
Cadaalada soomaaliya waa adiga iyo saameyntaada social media intee la egtahay
Warka

Cadaalada soomaaliya waa adiga iyo saameyntaada social media intee la egtahay

By Khadafi November 18, 2025

  Sida uu dhawaan sheegay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud: “Muwaadin Soomaali ma aha qofka sita baasaboor ajnabi haddii uusan isticmaalayn baasaboor Soomaali marka uu yimaado Soomaaliya.” Hadalkaas oo muran badan dhaliyay ayaa yimid xilli dhowaan Xeer Ilaalinta Qaranka ay warsaxaafadeed ku sheegeen in ay soo gaartay dacwad uu gudbiyay Cabdifataax, oo ah muwaadin Swedish ah, […]

Read More →
Wasiirka Gaadiidka DFS oo Isku Difaacaya Baraha Bulshada
Warka

Wasiirka Gaadiidka DFS oo Isku Difaacaya Baraha Bulshada

By Khadafi November 18, 2025

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Federaalka, Maxamed Faarax Nuux, ayaa caawa si kulul uga jawaabay eedeymo waaweyn oo kaga yimid shaqaalihii agaasime-waaxeedyada ahaa ee dhowaan shaqada laga ceyriyay. Wasiirku waxa uu ku andacooday in shaqaalahaasi lagu arkay musuqmaasuq ay ka mid tahay iibinta taarikada iyo liisamada dowladda ee suuqa madow. Shaqaalihii la eryay ayaa dhankooda […]

Read More →
Dowlada Faderaalka oo la wareegaysa Maamulka iyo Maaraynta Cashuuraha Dekadaha soomaaliya!
Warka

Dowlada Faderaalka oo la wareegaysa Maamulka iyo Maaraynta Cashuuraha Dekadaha soomaaliya!

By Khadafi November 18, 2025

  Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hirgelisay nidaamka cusub ee e-CTN (Electronic Cargo Tracking Number), kaas oo lagu diiwaangelinayo laguna cashuuro dhammaan badeecadaha soo mara dekedaha dalka, gaar ahaan kuwa Puntland, Jubbaland iyo Somaliland. Wareegto soo baxday 30/09/2025 ayaa nidaamkan ku qeexday mid u dhigma e-Visa, balse loogu talagalay xakamaynta iyo dabagalka xamuulka badda.     […]

Read More →
Xulka 🇸🇴Soomaaliya oo 2–1 kaga adkaaday 🇧🇭Bahrain – Guul Taariikhi ah
Warka

Xulka 🇸🇴Soomaaliya oo 2–1 kaga adkaaday 🇧🇭Bahrain – Guul Taariikhi ah

By Khadafi November 18, 2025

  Xulka qaranka Soomaaliya ayaa guul taariikhi ah ka gaaray xulka Bahrain, kadib ciyaar saaxiibtinimo oo xiiso leh oo caawa lagu qabtay magaalada Manama ee dalka Bahrain. Soomaaliya oo dhawaan halkaas u safartay si ay isugu diyaarsato tartamada caalamiga ah, ayaa bandhigtay ciyaar heer sare ah oo ay si dhow indhaha ugu hayeen taageerayaasha Soomaaliyeed […]

Read More →