Awooda iyo shaqooyinka Mayorka iyo City Council Dalk Mareykanka :Aqriso
Soomaalida dalka jooga siyaasadda Mareykanka waa ku wareersan yihiin. Wax kasta sida xamar looga dhaqmo ayey ku qiimeeyaan. Bal aan kala faa’iidno. – City council xildhibaan ma ahan . City council siyaasad national level ah ma dajiyo. Nadaafadda iyo issues yaryar ee magaalada ayuu wax ka qabtaa. War yaanan Idinku daalinine; waa laba jid adiga […]