XOG CUSUB: Hay,adda Socdaalka & Jinsiyadaha soomaaliya ayaa xaraasheysa hub Cusub.
XOG CUSUB, hub Xaraash ah (HSJ) Hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha soomaaliya ayaa Xaraasheysa bastoolado cusub loo soo qaaday saraakiisha cusub ee hay’adda iyadoo kuwii horena suuqyada muqdisho galeen, Dhowaan ayay aheyd marka uu agaasimaha Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha soomaaliya Mustaf Dhuxuloow wasaarada Gaashaandhiga ka dalbaday Bastoolado isku ilaaliyaan saraakiisha cusub ee hay’adda oo u badan […]