July 22, 2026

Author: Khadafi

OKTOBER 24 Media is an independent Somali media outlet providing 24/7 news coverage, including breaking news, updates, features, analysis, and talk shows. The platform is committed to investigative journalism, covering Somalia’s social, policy, and development issues, with a strong focus on corruption, transparency, and public accountability.
Ganacsiga Soomaaliya iyo Jarmalka dhex marey 2024
Caalamka

Ganacsiga Soomaaliya iyo Jarmalka dhex marey 2024

By Khadafi July 2, 2025

Xisaabta Sanadkii 2024 Sanadkii 2024 waxaa Jarmalka laga dhoofiyay oo Soomaaliya loo dhoofiyay alaabo iyo adeegyo qiimo ahaan ku kacayay 24,135,000€ (Labaatan iyo afar milyan, boqol iyo soddon iyo shan kun oo Yuuro). Soomaaliya waxaa laga soo dhoofiyay, dalkaan Jarmalkana loo soo dhoofiyay alaabo iyo adeegyo qiimahooda ay gaarayaan 2,653,000€ (Laba milyan, lix boqol iyo […]

Read More →
XUSKA 1 luulyo 2025, Mw xasan sheekh oo shubka villa soomaaliya ka hoos galey hoobiyaha,
Warka

XUSKA 1 luulyo 2025, Mw xasan sheekh oo shubka villa soomaaliya ka hoos galey hoobiyaha,

By Khadafi July 1, 2025

Munaasabada xuska kowda lulyo ayay caawa dad badani u dabaal dagayeen maadaama tahay habeen kuween ummada soomaaliyeed meel kasta ay joogaan , si isku mida aya u muujinayeen dareenkooda ku aadan farxada sanad guurada 65-aad ee kasoo wareegatay xiligii aynu gumeestaha ka xorownay sanadii 1960-kii, Madaxweynaha qaranka xasan sheekh maxamuud sedex sano kadib salaantii sharaftii […]

Read More →
Muungaab oo Mushaarkii shaqaalaha dowlada u Warerjiyay Dhalinyarada Social Media ka difaaca
Tooshka OKTOOBER

Muungaab oo Mushaarkii shaqaalaha dowlada u Warerjiyay Dhalinyarada Social Media ka difaaca

By Khadafi June 30, 2025

Cabasho xoogan ayaa kasoo yeereysa shaqalaaha gobolka Banadir kadib markii Gudoomiye Muungaab ka goostay kala bar mushaarka dhamaan shaqaalaha gobolka, Ilo xog ogaala ayaa inoo sheegey Gudoomiye Muungaab amray xafiiska mushaaradka,in qof kasta ee shaqaale ah la siiyo kala bar mushaarkiisii caadiga ahaa ee u qornaa, Ku dhowaad 900 boqol qof shaqaale ka ahaa gobolka […]

Read More →
Dawaco qeylo ma deyso, waa kuma Ag. Cusub ee Dad Dhigista, yaana keensaday?
Warka

Dawaco qeylo ma deyso, waa kuma Ag. Cusub ee Dad Dhigista, yaana keensaday?

By Khadafi June 30, 2025

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa muqdisho Md, Hassan Maxamed Muungaab ayaa magacaabay Agaasimaha waaxda dad dhigista dowlada hoose ee Xamar Mudane Faarax Cali Cumar, xilkan ayaana laga qaaday Agaasime hore Abrisaak Warsame Ugaaska Biikole kaasoo afar bilood ah kahor uu magacaabay gudoomiye hore gobolka Maxamed Amiir, Xilka qaadistan ayaa timid kadib markii xafiiska gudomiyaha gobolka […]

Read More →
Xil ka qaadis masuuliyiin sare iyo magacaabis ayaa khamiista la….
Warka

Xil ka qaadis masuuliyiin sare iyo magacaabis ayaa khamiista la….

By Khadafi June 30, 2025

Warar ka ka imaanaya xafiiska Raisul wasaaraha xakuumada faderaalka Soomaaliya mudane Hamza Barre ayaa sheegaya in maalinka khamiista isbedelo waa waayn laga sameyn doono hogaanka sare talisyada booliiska iyo hay,adaha Muhiimka u ah dowlada Soomaaliya, illo ka agdhow xafiiska Raisul wasaaraha ayaa inoo sheegey in xakuumada sameyn doonto isebedel sadexda bisha julay, kaasoo lagu bedeli […]

Read More →
PISCES, Muxuu yahay systemka cusub ee lagu xiray Aden Adde Airport?
Warka

PISCES, Muxuu yahay systemka cusub ee lagu xiray Aden Adde Airport?

By Khadafi June 30, 2025

PISCES waa aalad qayb ka ah xafiiska la dagaalanka Argagixisada iyo Burcada dalka Mareykanka labaatankii sano ee lasoo dhaafay, Muqdisho, 28.06.2025, Saraakiil katirsan waaxda arimaha dibada dowlada Mareykanka iyo xafiiska la dagaalanka argagixisada dalka mareykanka TIP ayaa maanta tababar usoo xirtay qaar kamida saraakiisha Immegration soomaaliya, kuwaasoo in mudo ah la barayey sida loogu shaqeyn […]

Read More →
Dhaawaca macawisleeyda xawaadle oo ka cabanaya Mahad Salaad..
local

Dhaawaca macawisleeyda xawaadle oo ka cabanaya Mahad Salaad..

By Khadafi June 30, 2025

Sanbaloolshe iyo roob galbeed midkoodna gadaal uma soo noqdee, Xawaadloow Mahad Camal xume iyo waqtiga iskala macaamila, Qaar kamida dhaawaca macawisleeyda beesha Xawaadle ayaa muuqaal cabasho ah iska soo duubay iyagoo eedeeyay agaasime Mahad Salaad dhawaan la wareegay hay’adda sirdooka, Bukaanada hadlay ayaa sheegey in laga goostay Gunnada, iyo raashiinka sidoo kalana waxa ay xuseen […]

Read More →
Macawisleyda Hiiraan difaacanaya Moqokori iyo khawaarijta oo..
Warka

Macawisleyda Hiiraan difaacanaya Moqokori iyo khawaarijta oo..

By Khadafi June 30, 2025

Macawisleyda Xawaadle ayaa ku jira abaabul xoogan looga hortagayo dulaanka kooxda khawaarijta kusoo tahay degmada Moqokori oo ay soo dul dajiyeen ciidama xoogan kuwaasoo doonaya la wareegaan magaaladan istaraatiijiga ah, Dhowaan ayay kooxdani soo qabsadeen deegaanka Ceel qooxle oo ah deegaan muhiim u ahaa dagaalka maadama isku xirto deegaano dhowr ah kamid tahay, Mabaax, Ceel […]

Read More →
Xanuunada faafa ee Hepatitis A. ayaa ka dilaacay dalal yurub ka mida
Caalamka

Xanuunada faafa ee Hepatitis A. ayaa ka dilaacay dalal yurub ka mida

By Khadafi June 29, 2025

Xanuun ka hepatitis A ayaa ka dilaacay dalal kamida qaarada yurub, marka laga soo tago faafidiisa waxa lasoo warinaya dhimasho meelaha qaarkii, Xarunta Kahortagga iyo Xakamaynta Cudurrada (ECDC) ayaa xaqiijisay la diiwaangeliyay 2,097 kiis xanuunkan ku saabsan, Ilaa iyo bilowgii sanadkan aya xanuunkan lagula tacaalayay dalalka Austria, Czech Republic, Hungary, iyo Slovakia iyadoo dhimashaduna lagu […]

Read More →
Muxuu yahay dagaalka u dhexeeya wasiirka Sports dfs iyo Astaan tv
Tooshka OKTOOBER

Muxuu yahay dagaalka u dhexeeya wasiirka Sports dfs iyo Astaan tv

By Khadafi June 29, 2025

AstaanTV iyo Wasiirka cayaaraha “Astaaneey is ooysiin sharciga loogama dhuuman karo iska bixi cashuurta oo xeerka cayaarahah soo mar “ ayuu yiri… Wasiirka Cayaaraha iyo Dhalinyarada DFS Mohamed Abdulqaadr ayaa is hortaagay cayaaro lagu maamuusi lahaa maalmaha xoriyada dalka,kasoo ay soo qabanqaabisay ASTAAN oo ah mid kamida shirkadaha leh warbaahinada ugu xoogan dalka ee tabisa […]

Read More →