Saraakiil loo soo xir-xiray qaraxii loo dhigay kolonyadi madaxwaynaha !
Xogaha hoose ee kasoo baxaya laamaha amniga soomaaliya ayaa lagu sheegay ku dhowaad 8 qofood loo soo qabqabtay qaraxii lagu beegsaday kolonyadii madaxwyanaha, Tuhunsanayaasha 8 ruux ee lasoo xirxiray oo uu baaritaanka ku socdo ayaa lagu sheegay in uu kamidyahay mid kamida ciidanka sirdoonka hay’adda NISA oo darajadiisu tahay kabtan, daganaa dhowr sano gurigan […]