July 22, 2026

Author: Khadafi

OKTOBER 24 Media is an independent Somali media outlet providing 24/7 news coverage, including breaking news, updates, features, analysis, and talk shows. The platform is committed to investigative journalism, covering Somalia’s social, policy, and development issues, with a strong focus on corruption, transparency, and public accountability.
Hogaanka sare Xisbiga XAQSOOR ayaa la kulmay Warbaahinta MUQDISHO , AQRISO
Warka

Hogaanka sare Xisbiga XAQSOOR ayaa la kulmay Warbaahinta MUQDISHO , AQRISO

By Khadafi July 9, 2025

Kulan is’xog wareysi ayaa Hotel Afrik ku dhex maray Madaxda sare ee Xisbiga Xaqsoor iyo Warbaahinta madaxabanaan ee dalka, ku dhowaad labaatan agaasime kala matalaya warbaahinta muqdisho ka howlgasha ayaa kulankan kasoo qayb galay, waxana su’aalo kala duwan lagu weydiiyay hogaanka xisbiga, Agaasimeyaasha warbaahinta gudaha ee kasoo qayb galay kulankan qadasho sharafta ah ayaa aad […]

Read More →
Moqokori Qarax xoogan ayaa lagu beegsaday goob ….
Warka

Moqokori Qarax xoogan ayaa lagu beegsaday goob ….

By Khadafi July 7, 2025

Hiiraan 07.07.2025, Qaxa xoogan ayaa ka dhacay degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan kadib markii gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay lagu beegsaday goob ey ku sugnaayeen ciidan kamida Macawisleyda hiiraan iyo dad shacaba ah, Qaraxan oo ah midey soo abaabuuleen kooxda khawaarijta ayaa geestey qasaaro xoogan iyadoo xogtu sheegeyso dadkii halkaa ku geeriyooday uu kamid […]

Read More →
Ciidanka dowlada oo xoog uga saaraya Guryaha saraakiishii hore Koofi iyo Gaafoow iyo Dagaal laga cabsi qabo , Khamiista
Warka

Ciidanka dowlada oo xoog uga saaraya Guryaha saraakiishii hore Koofi iyo Gaafoow iyo Dagaal laga cabsi qabo , Khamiista

By Khadafi July 6, 2025

  MUQDISHO 06.07.2025: qalalaaso amni ayaa laga cabsi qabaa ka dhacaan maalinka khamiista kaasoo laga yaabo in uu dhex maro ciidanka dowlada iyo saraakiishii hore ee degen dhulka agagaarka Airport Adden Adde kuwaasoo dowlada siisey digniintii ugu dambeysay , Dhowaan ayay aheyd ciidamo ka socda dowlada soomaaliya tageen guryaha Taliye Koofi iyo Janaraal Gaafoow kuwaasooy […]

Read More →
Janaraal Odowa taliyaha CXDS xilka laga qaadayo iyo Janaraal Qaafoow ..
Warka

Janaraal Odowa taliyaha CXDS xilka laga qaadayo iyo Janaraal Qaafoow ..

By Khadafi July 5, 2025

War wayn Warar hoose ee villa soomaaliya kasoo baxaya ayaa sheegaya in Janaraal maxamuud maxamed Qaafoow loo magcaabayo taliyaha ciidanka xooga dalka kaasoo maanta looga yeeray villa soomaaliya, Kadib dagaalkii looga soo baxay degmada aadenyabaal iyo gobolka shabeele dhexe Janaraal Odowaa iyo madaxweynaha dalka xasan Sheekh wada-shaqeyn iskuma qanacsaneen dhinacyada, hasse yeeshee qaraxii dhawaan lagu […]

Read More →
Soomaali ku xayiran garoomada caalamka kadib markii la weydiiyay VISAHA ONLINE
Tooshka OKTOOBER

Soomaali ku xayiran garoomada caalamka kadib markii la weydiiyay VISAHA ONLINE

By Khadafi July 5, 2025

Boqolaal Dad musafiriin soomaali u badan ayaa garoomada kala duwan ee caalamka ku xayiran kadib markii laga reebay diyaaradahii soomaaliya usoo qaadi lahaayeen kuwaasoo weydiiyay visaha online ka iyadoo qaarna u shaqeen waayay websiteka hay’adda socdaalka dhistay, •Sababaha dadkaas tickets kumanaanka ah uga gubteen waxaa kamid ah:- -Dadka baasboorka ajinabiga wata ee soomaaliya u soo […]

Read More →
Soomaaliya kordhisay lacaga Visaha dal kugalka iyo sida loo kala qaato,
Tooshka OKTOOBER

Soomaaliya kordhisay lacaga Visaha dal kugalka iyo sida loo kala qaato,

By Khadafi July 5, 2025

Waa imisaha Visaha dal ku galka soomaaliya sideesa loo kala qaataa lacaghaasi,??? 1- —————— Waagii hore Visaha dal ku galka soomaaliya $60 dollar ayuu ahaa airport lagu bixin iirey iyadoo lacagataasi kala qaadan jireen: A)-$18 waxa lahaa shirkada Empire Technicall Solutions oo ah Shirkad gaar loo leeyahay visaha iyo stamp dowlada loo xirey, ( calaa […]

Read More →
Agaasime maxkamad lasoo saarayo dhowaan ,
Tooshka OKTOOBER

Agaasime maxkamad lasoo saarayo dhowaan ,

By Khadafi July 5, 2025

  Waxa dhowaan maxkamad lasoo taagi doonaa Abuukar Sheekh Axmed oo ahaa Agaasimahii hore ee Furdooyinka, kaasoo dhowaan uu xilka ka qaaday wasiirka Wasaarada Maaliyada dowlada Faderaalka mudane Biixi Iimaan, Dacwadan dhowaan lagu qaadi doono Abuukar sheekh axmed ayaa ah eedo kayimid Abdulaahi raage isagana ka tirsan xafiiska dakhliyada wasaarada maaliyada kaasoo kusoo eedeeyay in […]

Read More →
Kulankii gollaha Nabada Iyo Amniga Ee African Union ee looga hadlay soomaaliya,
Warka

Kulankii gollaha Nabada Iyo Amniga Ee African Union ee looga hadlay soomaaliya,

By Khadafi July 5, 2025

  Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika (PSC) oo yeeshay kulankoodii 1287-aad ee heer wasiir, 3-dii Luulyo 2025-ka ayaa looga hadlay xaaladda Soomaaliya iyo howlgallada taageerada iyo xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM). Iyadoo dib loo xasuusan doono go’aamadii iyo odhaahdii ay hore uga soo saartay xaaladda Soomaaliya iyo hawlgallada AUSSOM, gaar ahaan war-murtiyeedka [PSC/PR/COMM. […]

Read More →
Injineer MUQDISHO lagu afduubtay kadibna xoog lagu diiwaangeliyay doorashada,
Warka

Injineer MUQDISHO lagu afduubtay kadibna xoog lagu diiwaangeliyay doorashada,

By Khadafi July 5, 2025

Injineer lagu afduubtay muqdisho. Injineer Nuur Cali Fooriyoow oo kamida injineerada soomaaliyeed ee dalka ka sameeyay nidaamka soolarka dhaliya korontada cadceeda laga dhaliyo ee ( solarsystem) ayay maanta ciidamada dowlada ka afduubteen degmada howlwadaag agagaarka suuqa BAKAARAHA kuwaasoo si qasab ah u diiwaangeliyay isagoon raali ka aheyn, Injineerka oo hadlay ayaa bartiisa facebook ku qoray […]

Read More →
Fallanqeyn. MW Xasan Sheekh Masar looga yeeray iyo Ethopia ka casuuntay furi-taanka biyo xireenka GERD 2025,
Warka

Fallanqeyn. MW Xasan Sheekh Masar looga yeeray iyo Ethopia ka casuuntay furi-taanka biyo xireenka GERD 2025,

By Khadafi July 4, 2025

Madaxwaynaha Dalka Mudane Xasan sheekh Maxamuud ayaa dhowaan booqanaya Magaalada Qaahira ee dalka Masar kadib Casuumaad rasmiya oo uu ka heley Dhigiisa Madaxweyene Abdel Fattah el-Sis ee dalka Masar, ilo Wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa inoo xaqiijiyay, in madaxweynaha soomaaliya bilowga isbuucan soo socdoa uu gaari doono Magaalada Qaahira ee dalkaasi Masar, wafdiga horu-dhac ah […]

Read More →