July 22, 2026

Author: Khadafi

OKTOBER 24 Media is an independent Somali media outlet providing 24/7 news coverage, including breaking news, updates, features, analysis, and talk shows. The platform is committed to investigative journalism, covering Somalia’s social, policy, and development issues, with a strong focus on corruption, transparency, and public accountability.
Munaasabada daah -furka Xisbiga Xaqsoor ayaa Muqdisho ka bilaabatay
Warka

Munaasabada daah -furka Xisbiga Xaqsoor ayaa Muqdisho ka bilaabatay

By Khadafi July 15, 2025

Dhowaan Magaalada Muqdisho ayaa lagu dhawaaqay Xisbiga XAQSOOR Party oo kamid noqday xisbiyada siyaasada dalka ee diiwaangashan , boqolaal qofood ka kala yimid gobolada dalka ayaa aragti iyo tallo mideysan ku aasaasay Xisbiga XAQSOOR oo mudo sanad ah waqti iyo Maskaxba gelinayeen,   Gundhiga Xisbiga ayaa kusoo bilowday qabashada kulama kala duwan tallo ururin la […]

Read More →
Orodyahan soomaali-Germany ah oo Rikoor cusub ka dhigay Tartan Caalami ah
Warka

Orodyahan soomaali-Germany ah oo Rikoor cusub ka dhigay Tartan Caalami ah

By Khadafi July 14, 2025

Mohamed Abdilaahi oo ah orodyahan soomaali-Deutsch sanadii 1999 ku dhashay dalkan ayaa Rikoor cusub dhigay asbuucii lasoo dhaafay, kadib markii kaalinta afaraad 4-aad ka galay tartankii caalamiga ahaa 5000 Mitir ee lagu qabtay dalka Monaco. Mohamed A. oo in mudo ah matalayay qaranka jarmalka ka tirsanyahay Orodyahanadooda ugu Dheereeya dalkan ayaa kaalinta afaraad ku gaaray […]

Read More →
Arbacada weerar ayaa laga cabsi qabaa da lagu qaado saraakiil hore dowlada soomaaliya oo diidey..
Warka

Arbacada weerar ayaa laga cabsi qabaa da lagu qaado saraakiil hore dowlada soomaaliya oo diidey..

By Khadafi July 13, 2025

Xoga hoose ee kasoo baxaya laamaha amniga dowlada ayaa sheegaya in Habeenka arbacada la qorsheeyay weerar ciidama dowladu ku qaadi doonaan saraakiil hore ee dagan dhulka Somali airlines ee dhaca xeendaabka airportka muqdisho , weerarkan laga cabsida qabo ayaa imanaya kadib markii saraakiisha hore dowlada ee halka degen ka dhega adeegeen isaga guuraan dhulka dowlada […]

Read More →
Saraakiisha dowladu weerari doonto dhowaan iyo sagaal loo xil saaray weerarka
Warka

Saraakiisha dowladu weerari doonto dhowaan iyo sagaal loo xil saaray weerarka

By Khadafi July 11, 2025

Taliye Macalin Mahdi ayaa ka cudur daartay hogaaminta howlgalka guryaha looga saarayo saraakiishii hore dowlada ee degan agagaarka airport muqdisho ee Adden Adde Airport, Macalin mahdi waxa uu fariin qoraal la wadaagay Gaashaanle Maslax maxamuud taliyaha guutada 77 ee madaxtooyada soomaaliya kaasoo amray in ragaan dhaqso looga kiciyo dhulka danta guud, Fariinta uu macalin mahdi […]

Read More →
Gurmad culus ayaa Galmudug uga yimid reer Hiiraan
Warka

Gurmad culus ayaa Galmudug uga yimid reer Hiiraan

By Khadafi July 11, 2025

Gurmad xoogan gawaari wata ayay beesha ceyr kasoo direen Guriceel iyo dhuusomareeb kadib markii saraakiisha go’aansadeen inaan fadhiga lagu sugin khawaarijta Hiiraan ka dagaalamaysa, gurmadkan ayaa noqonaya kii Labaad ee soo gaara macawisleyda Hiiraan oo saacadahii lasoo dhaafay looga soo gurmanayay Ethiopia iyo dowlad deegaanka soomaalida, ka Horta gays Dowlada faderaalka iyaduna wafdi madax ah […]

Read More →
Xakuumada Faderaalka ayaa Ansixisay xubnaha gudiga Tacliinta sare ee Qaranka,
Warka

Xakuumada Faderaalka ayaa Ansixisay xubnaha gudiga Tacliinta sare ee Qaranka,

By Khadafi July 10, 2025

Muqdisho,maanta Khamiis, 10 Luulyo 2025: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey xubnaha Guddiga Tacliinta Sare ee Qaranka, oo lagu soo xulay si hufnaan iyo caddaalad ah. Guddiga ay soo gudbisay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, ayaa ka kooban 15-xubnood oo ah aqoonyahanno leh karti, khibrad […]

Read More →
Qarax ka dhacay kulyada jaale siyaad MUQDISHO,
Warka

Qarax ka dhacay kulyada jaale siyaad MUQDISHO,

By Khadafi July 9, 2025

  Askar feel ku jirta ayuu saakay isku qarxiyay dhagar qabe kusoo dhex dhuuntey ciidan tababar uga socdey kulyada jaale siyaad, Inkastoo qasaaraha dhabta ah ee qaraxani wasaaradu shaacin ,waxaa soo baxaya warar sheegaya qaraxu dhacay xili saraakiisha talyaaniga tababarka bixiya xerada joogeen, Lama hubo saraakiisha talyaanjga ah feelka taagnaayeen oo uu qasaaraha dhinac kasoo […]

Read More →