Puntland ayaa markale qabatay Markab kale kusoo xirtay Bareeda,
Deg Deg Puntland, Taliska booliiska gobolka Raas-Caseyr G/sare Mahad Cali Carcar ayaa warsaxafaadeed ku sheegey, in puntland qabatay Markab labaad kusoo xirtay xeebta Bareeda kaasoo lagaga shakiyey in uu sido xamuul sharci darra ah, Taliye Mahad ayaa xaqiijiyay in la fasaxay markabkaa kadib markii ciidamada amniga Puntland baaritaanada sameeyeen ku xaqiijiyeen in markabku ahaa markab […]