TIKTOK ayaa maanta 25 July dhaqan geliyay shuruuc Cusub
Waa kuwan shuruucda iyo isbedelada cusub ee TikTok ee dhaqan galay Luulyo 25, 2025, oo muhiim u ah isticmaaleyaasha da’da yar, hal-abuurayaasha, ganacsatada, iyo kuwa lacag ka sameeya barxadda. 📌 1. Xeerarka Nuxurka & La-dagaallanka Waxyeellada TikTok wuxuu adkeeyey Xeerarka Bulshada, gaar ahaan ka dhanka ah: Hadallada naceybka, rabshadaha, xog khaldan (fake news), iyo waxyaabaha […]