July 21, 2026

Author: Khadafi

OKTOBER 24 Media is an independent Somali media outlet providing 24/7 news coverage, including breaking news, updates, features, analysis, and talk shows. The platform is committed to investigative journalism, covering Somalia’s social, policy, and development issues, with a strong focus on corruption, transparency, and public accountability.
Maamulka cusub Wuqooyi Bari Soomaaliya ayaa looga dhawaaqay Laascaano
Warka

Maamulka cusub Wuqooyi Bari Soomaaliya ayaa looga dhawaaqay Laascaano

By Khadafi July 31, 2025

LAASCAANO: 30:07:25 Shirweynihii lagu dhisayay dowlad goboleed lagu mideynayo dadka SSC-Khaatumo Iyo Maakhir ayaa lagu go’aamiyay in magaca Dowlad Goboleedka laga dhigo “ Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya” Sidoo kale ergada shirka kasoo qayb galay ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen Dastuurka Dowlad Goboleedka Wuqooi Bari soomaaliya, Calanka maamulka ( cagaar-buluug-cadaan-Xidig iyo faras) ka kooban, […]

Read More →
Xildhibaan Jacfar oo looga yeeray villa soomaaliya iyo Rw Hamza barre..
Tooshka OKTOOBER

Xildhibaan Jacfar oo looga yeeray villa soomaaliya iyo Rw Hamza barre..

By Khadafi July 30, 2025

Xog hoose ayaa sheegeysa in maanta duhurkii kulmeen raisul Wasaare Hamza Barre iyo Xildhibaan Jacfar Abuukar kuwaasoo kawada yoomay qorshaha kutlooyinka kala duwan ee Xildhibaanada bfs ee kar karinaya mooshin kursiga loogu tuurayo raisul wasaaraha, Kulankan ayaa ka dhacay Villa soomaaliya oo uu xildhibaanku si qarsoodi ah maanta ku tagay kadib markii ey soo galbiyeen […]

Read More →
Gudoomiye BFS sh. Aadan Madoobe ayaa gaaray magaalada Xudur kgs
Warka

Gudoomiye BFS sh. Aadan Madoobe ayaa gaaray magaalada Xudur kgs

By Khadafi July 30, 2025

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool kuso dhoweyey Wafdi uu Hogaaminayey Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Dalka Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo Maanta Magaalada Xudur soo Gaaray. Wasiiro, Xildhibaano, Siyaasiyiin Saraakiil Ciidan iyo Qeybaha kale ee Bulshada Magaalada Xudur ayaa soo dhoweynta Gudoomiyaha […]

Read More →
Wasiirka qorshaynta iyo maalgashiga Galmudug ayaa la kulmay safiirka Turkiya ee
Warka

Wasiirka qorshaynta iyo maalgashiga Galmudug ayaa la kulmay safiirka Turkiya ee

By Khadafi July 30, 2025

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Galmudug, Mudane Abdirahman Ahmed Haile, ayaa booqasho muhiim ah ku tagay Safaaradda Turkiga ee Muqdisho, halkaas oo ay kulan miro-dhal ah kula yeeshay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya, Mudane Alper Aktas, Madaxa Arrimaha Ganacsiga iyo Xoghaya Dhaqaalaha ee safaaradda. Kulanka uu wasirka ku wehliyay Agaasimaha Waaxda Xiriirka Caalamiga, Mudane […]

Read More →
Guddoomiye cusub ayaa loo Magacaabay Degmada Xamar Jajab
Warka

Guddoomiye cusub ayaa loo Magacaabay Degmada Xamar Jajab

By Khadafi July 30, 2025

. , 30 2025: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Mudane Cabdiraxmaan Jaamac Afrax u magacaabay Guddoomiyaha Degmada Xamar Jajab. Waxaana xilkii Guddoomiyaha Degmada Xamar Jajab laga qaaday Md. Ismaaciil Maxamed Xuseen. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa kula dardaarmay Guddoomiyaha […]

Read More →
DEG DEG, ciidanka dowlada ayaa dagaal kula wareegay Baladxaawo
Warka

DEG DEG, ciidanka dowlada ayaa dagaal kula wareegay Baladxaawo

By Khadafi July 30, 2025

Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hada la wareegay Degmadda Beledxaawo oo maalmahaan uu ka socday dagaal u dhaxeeya Ciidanka Dowladda iyo Kuwa Jubaland. Xarunta degmadda, Saldhigga Booliiska iyo xarumo kale oo Magaalada ku yaala ayey gabi ahaanba la wareegeen Ciidanka Dowladda Federaalka ee uu horkacayo Taliyaha Nisa ee Gobolka Gedo Cabdirashiid Janan. Dagaal maalmihii ugu […]

Read More →
Waa imisa qiimaha baasaboorka soomaaliga iyadoo musuq xoogan jiro ?
Tooshka OKTOOBER

Waa imisa qiimaha baasaboorka soomaaliga iyadoo musuq xoogan jiro ?

By Khadafi July 30, 2025

Waa imisa qiimaha baasaboorka soomaaliga marka lagu daro lacagaha musuqa ee lagaa rabo? Saacadahii lasoo dhaafay waxa aad loo hadal hayaa madaxweynaha soomaaliya ayaa ku biirey liiska madaxda ugu taajirsan Afrika kadib markii lacagtiisu gaartay 1B dollar oo dhiman kumanaan kun shillin soomaali ah, mashaa allah. Laakin aniga waxan isweydiinayaa, maxay tahay sababta Xildhibaan faderaal […]

Read More →
Yaabooh xilka laba xayuubiyay iyo shirar ka wado Nairobi
Tooshka OKTOOBER

Yaabooh xilka laba xayuubiyay iyo shirar ka wado Nairobi

By Khadafi July 28, 2025

­Tooshka Oktoober. Dr. Yabooh oo Nairobi ku kulmay raisul wasaare Hamza Walalalkiis iyo Nabadoonka beeshiisa ayaa ka dacwooday Raisul wasaare Hamza Barre oo ku sheegey, nin weerar ku ah kursigiisa, isagoona sheegey in uu Hamza wato nin sacad ah oo uu kasoo saxiixay madaxweyene xasan sheekh, Markale Yabooh magaalada Muqdisho ayuu ku shiriyay, odayaasha Beesha […]

Read More →
Wiil uu dhalay agaasime Puntland ayaa lagu diray Turkiya
Warka

Wiil uu dhalay agaasime Puntland ayaa lagu diray Turkiya

By Khadafi July 25, 2025

Deg Deg Laamaha amniga dalka Turkiga ayaa maanta xabsiga dhigay Maxamed jafaan samatar ah wiilka uu dhalay Agaasimaha guud ee waasaaradda Dekeddaha Puntland, Xariga loo geestay ninka dhalinyarada ayaa ka dhacay magaalada istanbuul, waxana la rumeysan yahay in uu daba socdo kiiska markabka Hubka sidey Sea World ee dhowaan maamulka Puntland ka qabaadeen xeebaha Bari, […]

Read More →