July 21, 2026

Author: Khadafi

OKTOBER 24 Media is an independent Somali media outlet providing 24/7 news coverage, including breaking news, updates, features, analysis, and talk shows. The platform is committed to investigative journalism, covering Somalia’s social, policy, and development issues, with a strong focus on corruption, transparency, and public accountability.
Maxkamada Racfaanka ayaa sii xoojisey xayiraada lagu soo rogay saraakiisha ICE ee dadka muhaajiriinta ka qabanaya Koonfurta California
Caalamka

Maxkamada Racfaanka ayaa sii xoojisey xayiraada lagu soo rogay saraakiisha ICE ee dadka muhaajiriinta ka qabanaya Koonfurta California

By Khadafi August 2, 2025

LOS ANGELES, 2-da Agoosto, 2025 — Maxkamadda racfaanka ee federaalka ayaa xaqiijisay amar maxkamadeed oo si ku-meel-gaar ah u xaddidaya awoodda saraakiisha socdaalka Mareykanka in ay dadka ku qabtaan gobollo badan oo ka tirsan Koonfurta California iyaga oo aan haysan sabab sharci ah ama tuhman ku filan. Go’aankan ayaa ah guul weyn oo sharci ah […]

Read More →
Maxkamad ku taala Mareykanka ayaa amartay in Tesla bixiso $243 Milyan kadib shil dhimasho sababay,
Caalamka

Maxkamad ku taala Mareykanka ayaa amartay in Tesla bixiso $243 Milyan kadib shil dhimasho sababay,

By Khadafi August 2, 2025

Florida (USA) – Maxkamad federaal ah ayaa amartay shirkadda Tesla, oo uu hoggaamiyo Elon Musk, in ay bixiso lacag dhan $243 milyan kadib markii uu dhacay shil dhimasho sababay oo lala xiriiriyay nidaamka “Autopilot” ee baabuurka. Qofkii dhintay iyo dhaawaca: • Naibel Benavides Leon, 22 jir ah, ayaa ku dhimatay shilkaas. • Saaxiibkeed Dillon Angulo […]

Read More →
Fanaan Iskalaaji ayaa ka heesaya xuska 27-aad Puntland magaalada Mainz ee dalka Germany
Warka

Fanaan Iskalaaji ayaa ka heesaya xuska 27-aad Puntland magaalada Mainz ee dalka Germany

By Khadafi August 2, 2025

Xuska 27-aad ee Puntland, Mainz – Germany 🇩🇪 Magaalada Mainz oo kaabiga ku haysa magaalada wayn ee Farankfurt caawa triikhdu tahay 02 Agoosto waxa ka heesaya Fanaan Iskalaaji, oo marti ku ah munaasabada Sanad-guurada 27-aad ee kasoo wareegatay aasaaska dowlada Puntland kamida dowladaha qaybta ka ah dowlada faderaalka soomaaliya, Munaasabadan oo degmo iyo tuulo isaga […]

Read More →
Dagaal culus ayaa shalay ka dhacay degmada Bariire gobolka Sh/hoose
Warka

Dagaal culus ayaa shalay ka dhacay degmada Bariire gobolka Sh/hoose

By Khadafi August 2, 2025

Dagaal qaraar 12 saacad toosa socday ayaa shalay ka dhacay degmada Bariire ee gobolka Shabeele hoose iyadoo wali dagaalku ka soconayo qaybo kamida degmada, Howlgalkan oo ahaa mid qorsheysan oo ay soo diyaariyeen saraakiisha ciidanka xooga dalka iyo amisom wadajir ah ayaa qaybtiisii koowaad lagu kiciyay fariisimaha difaaca khawaarijta, taasoo markii dambana keentay kooxdu galaan […]

Read More →
GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA EE BJFS MAGAALADA XUDUR KA DHEGAX DHIGAY MASHRUUC CEELAL LAGA HIRGELINAYO GOBOLKA BAKOOL.
Warka

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA EE BJFS MAGAALADA XUDUR KA DHEGAX DHIGAY MASHRUUC CEELAL LAGA HIRGELINAYO GOBOLKA BAKOOL.

By Khadafi August 1, 2025

  Xudur-Bakool 01.Agoosto. 2025: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa dhegax dhigay mashruuc ceelal biyood looga hirgelinaayo Magaaladda Xudur iyo deegaanadda kale ee Gobolka Bakool. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan wasiirka Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, […]

Read More →
26 jir soomaali ah ku dhintey Wabiga Neckar ee dalka Jarmalka
Caalamka

26 jir soomaali ah ku dhintey Wabiga Neckar ee dalka Jarmalka

By Khadafi July 31, 2025

Waxaa maydkiisa laga helay wabiga Neckar ee dalka jarmalka wiil somaliyeed oo lagu magacaabi jiray Abdirashiid Ahmed Mahamed, oo ahaa 26 jir ah kuna noolaa magaalada Stuttgart. Sida laga soo xigtay ilo lagu kalsoon yahay, marxuumka waxaa la waayay maalmo kahor, waxaana la sheegay inuu dhowr maalmood ku jiray biyaha wabiga kahor inta aan maydkiisa […]

Read More →
Shiinaha iyo Soomaaliya oo xoojinaya Iskaashiga Badaha, Iyadoo ay jiraan Xiisado Goboleed,
Caalamka

Shiinaha iyo Soomaaliya oo xoojinaya Iskaashiga Badaha, Iyadoo ay jiraan Xiisado Goboleed,

By Khadafi July 31, 2025

Muqdisho, Soomaaliya – Safaaradda Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha ee Soomaaliya iyo Ciidanka Ilaalada Xeebaha ee Booliska Soomaaliyeed ayaa yeeshay wada-hadallo ujeeddadiisu tahay in si weyn loo xoojiyo iskaashiga labada dhinac ee dhinaca muhiimka ah ee amniga badda. Shirkan ayaa dib-u-xaqiijiyay ballanqaad wadajir ah oo ku saabsan ilaalinta madax-banaanida qaranka iyo dhul-badeedka labada dal ee Shiinaha iyo […]

Read More →
Warsaxaafadeedka dowlada faderaalka ee maamul dhiska Wuqooyi Bari soomaaliya SSC ,
Warka

Warsaxaafadeedka dowlada faderaalka ee maamul dhiska Wuqooyi Bari soomaaliya SSC ,

By Khadafi July 31, 2025

WARSAXAAFADEED Tariikh: July 30, 2025 Goobta: Laascaanood, Sool Soo Gabogabeynta Shirweynaha Dhameystirka Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo iyo Ansixinta Dastuurka Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya Waxaa caawa si rasmi ah loogu soo gabogabeeyay magalada Laascaanood Shirweynihii Dhameystirka Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo, kaas oo socday muddo 8 maalmood ah, laguna qabtey marxaladdii labaad ee dhameystirka dowlad goboleedka. Shirkan taarikhiga […]

Read More →