Mw xasan sheekh kulan hoose la yeeshey Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Yusuf U. xasan
Xoga hoose aynu ka helnay Kulan horudhac ah ee villa soomaaliya ku dhex maray madaxweynaha soomaaliya mudane xasan Sheekh maxamuud iyo Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Yuusuf Ugaas Hassan ee looga hadlayay xaalada guud ee Hiiraan iyo dagaalka Beesha ku jirto ayaa la isku sooqaaday qodobo xasaasi ah, Kulankan ayaa laga soo warinayaa in madaxweyne xasan […]