Mungaab shaqada la hakiyay ayaa Baraha Bulshada ku weeraraya MW Xasan sheekh
Gudoomiye Muungaab awoodiisa la dhimay ayaa weerar social media ku qaaday madaxweyne xasan Sheekh,! [ waa saqiiray Muungaab haku shakiyin] Madaxwyenaha Jamhuuriyada Mudane Xasan Sheekh ayaa awood dhimis ku sameeyay howl maalmeedka Gudoomiye gobolka Banadir Mudane Muungaab kadib markii lagu soo eedeeyay ku takrifal awoodeed iyo musuq maasuq dhaqaale leexsi, Taa ayaana sababtay in Gudoomiye […]