Soomaalida Jarmalka oo warbaahinta dalkaas isku adeegsansa iyo Maxkamadaha…
Soomaalida jarmalka iyo xeryaha dowlada… Warbaahinta ugu afka dheer dalka jarmalka ayaa bilowday dabagalka dad kooban oo af ahaan uga qayb qaatay dagaalkii dhacay Goojacade iyo laascaanod ,iyo kuwa arimo cunsiyad ah baraha bulshada ku faafiyey, Dabagalkan ayaa la rumeysan yahay in uu daba socdo dacwado la sheegey in laga gudbiyay shaqsiyaad baraha bulshada caan […]