Dhalinyaro USA laga soo Tarxiilay ayaa Muqdisho…
Dhalinyaro laga soo tarxiilay 🇺🇸 ayaa Muqdisho la keenay maanta, Aroornimadii saakay diyaarada Turkish Airlines ayaa garoonka Adden Adde Airport muqdisho kasoo dajisay sodomeeyo (30) dhalinyaro soomaaliyeed laga soo tarxiilay dalka mareykanka kuwaasoo la sheegay iney isugu jireen Tahriibayaal iyo dambiileyaal xakuna kala duwan xabsi kusoo qaatay, Ilo xog ogaal ayaa ii xaqiijiyay jn dhalinyarada […]