Doorashada Duqa Minneapolis iyo Fursadda Taariikhiga ah ee Soomaalida
Doorashada duqa magaalada Minneapolis ee u dhaxaysa murashaxiin badan oo ay ugu saameyn badan yihiin Senator Omar Fateh iyo duqa hadda xilka haya Jacob Frey waa mid raad muhiim ah ku yeelan doonta nolosha dadka magaalada ku nool, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed oo si weyn u degan, uguna shaqeysata magaaladaas. Soomaalidu waa inay si miyir […]