September 9, 2026

Category: Warka

Safafka dhaadheer ee kaarka NIRA oo dhalisay tuhun iyo walaac shacabka Soomaaliyeed. AQRISO
Warka

Safafka dhaadheer ee kaarka NIRA oo dhalisay tuhun iyo walaac shacabka Soomaaliyeed. AQRISO

By Khadafi November 3, 2025

Muqdisho – Dad badan ayaa si adag uga falceliyay safafka dhaadheer ee shacabka Soomaaliyeed ay ugu jiraan helista Kaarka Aqoonsiga Qaranka (NIRA ID), gaar ahaan xilliyada habeenkii, iyadoo la arkayo hooyooyin, dhalinyaro iyo dad da’ ah oo safka ku jira saacadaha 1:00 ilaa 2:00 habeenimo, arrin loo arkay shaqo xumo iyo nidaam la’aan baahsan. Baahida […]

Read More →
Ciidanka dowlada ayaa toogasho ku dilay 17 jir kabiir Dugsi Quraan….
Warka

Ciidanka dowlada ayaa toogasho ku dilay 17 jir kabiir Dugsi Quraan….

By Khadafi November 2, 2025

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa maanta toogasho ku dilay Maxamed Cali Cabdullaahi, oo ahaa wiil 17 jir ah, kuna jiray waxbarashada diinta Islaamka, isagoo kabiir ka ahaa dugsi Qur’aan ku yaalla xaafadda Ceelqalaw ee degmada Wadajir, gobolka Banaadir. Sida ay xaqiijiyeen waalidiinta marxuumka, rasaas ay fureen askar ka tirsan ciidanka dowladda ayaa haleeshay Maxamed xilli uu […]

Read More →
Wiil Dhalinyaro ah oo Walaashiis Mindi Dhowr Jeer Ku Dhuftay Muqdisho,AQRISO
Warka

Wiil Dhalinyaro ah oo Walaashiis Mindi Dhowr Jeer Ku Dhuftay Muqdisho,AQRISO

By Khadafi November 2, 2025

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka maqaayadda “Cayni” ee ku taalla Degmada Daarusalaam, Gobolka Banaadir, ayaa sheegaya in wiil dhalinyaro ah uu si xun mindi ugu dhaawacay walaashiis, xilli ay ku sugnaayeen goob dadweyne. Goobjoogayaal ayaa sheegay in wiilkaasi dhowr jeer mindi kaga dhuftay walaashiis meelo halis ah oo ay ka mid yihiin […]

Read More →
Maxay tahay halista Amni ee kasoo socata Hawada Soomaaliya ee la siyaasadeeyay ( e-visa )? SOMALILAND
Warka

Maxay tahay halista Amni ee kasoo socata Hawada Soomaaliya ee la siyaasadeeyay ( e-visa )? SOMALILAND

By Khadafi November 2, 2025

  Waxaa soo ifbaxaya halis amni oo ka dhalan karta khilaafka ka taagan maamulka hawada Soomaaliya, taas oo bishii itsicmaalaan ku dhowaad 240 duulimaad caalami ah oo sida rakaab kala duwan oo isaga kala goosha qaaradaha dunida. Duulimaadyadaasi ayaa kamid ah ilaha dhaqaale ee ugu muhiimsan dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulada kala duwan ee dalka, […]

Read More →
Madaxweyne Xasan sheekh oo u baxaya safar bixin kara khalad diblomaasiyadeed, AQRISO
Warka

Madaxweyne Xasan sheekh oo u baxaya safar bixin kara khalad diblomaasiyadeed, AQRISO

By Khadafi November 2, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Lagu Wado Inuu Safar Gaaban Ku Tago Tanzania Iyadoo Dalkaas Ay Ka Socdaan Dibadbaxyo Rabshado Wata Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, uu qorsheynayo booqasho gaaban oo uu ku tago dalka Tanzania, xilli halkaas ay ka socdaan dibadbaxyo rabshado wata oo ka […]

Read More →
Muwaadin ka sheekeeyay Caqabadaha ka jirta garoonka Muqdosho..
Warka

Muwaadin ka sheekeeyay Caqabadaha ka jirta garoonka Muqdosho..

By Khadafi October 27, 2025

Shaqaalaha Hay’adda Socdaalka Soomaaliya ma aqoonsan yihiin Baasaboorka Soomaaliga ah intaan la gaarin Dowladda Denmark?.. Markaan arkey sheekada wiilkan Soomaaliga ah Mustaf Taakoy, waxaan soo xasuustey qiso aniga igu dhacdey markaan dalka Japan 🇯🇵 waxbarashada heerka labaad (Masters degree) u aadayey. Waxaan diyaaradda ku qornaa 30ka Sep. 2022 in aan baxo (Eeg sawirka 2aad), fiisaheyga […]

Read More →
Somaliland Digniino Adag kasoo saartay E-Visa soomaaliya..
Warka

Somaliland Digniino Adag kasoo saartay E-Visa soomaaliya..

By Khadafi October 27, 2025

Somaliland iyada isku eedeesay caqabada E-Visa Soomaaliya soo rogtay, sidoo kalena u hanjabtay diyaaradaha caalamiga, Muddo laba bilood ah, shacabka reer Somaliland waxaa lagu hurdisiinayay sheeko ah in e-visa Soomaaliya aysan khusaynin, isla markaana aan laga qaadin dadka kasoo jeeda gobollada waqooyi. Cabashooyin isdaba joog ah oo shacabkaasi muujiyeen, kuwaasoo caddaymo muuqda laga arkay baraha […]

Read More →
Isku shaandayn Gollaha xakuumada iyo hay’adda ha waawayn ayaa la..
Warka

Isku shaandayn Gollaha xakuumada iyo hay’adda ha waawayn ayaa la..

By Khadafi October 27, 2025

Isbeddel Siyaasadeed oo Soo Socda: Inkasta oo la filayay in Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uu dalka ku soo laabto koowda bisha soo socota, haddana soo laabashadiisa degdegga ah ayaa loo fasiray inay qayb ka tahay isku-shaandheyn kooban oo lagu wado in lagu sameeyo golaha wasiirrada. Isbeddellada La Filayo:🫵 •🕣Xildhibaan Mahdi Guuleed Waxaa la rumeysan yahay inuu […]

Read More →
Kulan dhex maray Hogaamiyaha Xisbiga DPC iyo Dhalinyarada
Warka

Kulan dhex maray Hogaamiyaha Xisbiga DPC iyo Dhalinyarada

By Khadafi October 27, 2025

  Kulan muhiim ah ayaa shalay Magaalada Nairobi ku dhexmaray Hogaamiyaha Xisbiga DPC Mohamed Aden Farkeeti iyo dhalinyarada taageersan xisbiga, kaasoo diiradda lagu saaray xaaladda guud ee siyaasadda dalka, gaar ahaan arrimaha la xiriira doorashooyinka soo socda. Intii uu socday kulanka, Hoggaamiyaha xisbiga DPC ayaa ka hadlay baahida loo qabo in dalka laga badbaadiyo isgoyska […]

Read More →
Villa Somalia ayaa magacawday Agaasime cusub warfaafinta…
Warka

Villa Somalia ayaa magacawday Agaasime cusub warfaafinta…

By Khadafi October 27, 2025

Villa Somaliya dib-dajin u sameesay wariyahii kala Guurka! Xirfadle Sare wariye Abdiasiis Golfayre ayaa loo magacaabay agaasimaha Warfaafinta Villa soomaaliya, magacaabistan ayaa imaneysa xili bulshadu wariyaha kalaguurka ka dhursugeysay tabintiisa xaalada kala guurka siyaasada dalka oo meel halisa mareysa, Dad badan ayaa aad usoo dhoweeyay magacaabistan agaasime Golfayre ,iyagoona ku tilmaamay shaqo yaqaan waxbadan kusoo […]

Read More →