Garoomada Hub la lagalo muxu ka qabaa Sharciga FIFA
Qaanuunka FIFA iyo Amniga Garoomada Cayaaraha. Garoomada ku badda cagta ee ku shaqeeya xeerka caalamiga FIFA, iyaga ayaa iskaleh qorshaha sugida amniga, maamulka garoonka iyo kooxda ayaana qorshahaasi wada-dajinaya, waxana loo tababarayaa ciidan gaara oo aan hubeesneen kuna dhaqmaya xeerka nabad-gelyo ee garoomada, booliska waa dibad joog wax shaqa ah kuma lahan amniga gudaha garoomada, […]