Xild. Yaasiin Fareey ayaa u baxsaday Nairobi iyadoo DFS laga sugayay xasaanad ka qaadis ka dhan ah xildhibaanka
Xildhibaan Yaasiin Fareey ayaa gaaray magaalada Nairobi dalka Kenya, kadib markii diyaarada Maandeeq Air shalay galabahii kas qaaday garoonka diyaaradaha Aaden Adde Airport Muqdisho, Ilo xog ogaal ayaa inoo xaqiijiyay in xildhibaanka diyaaraada Maandeeq ka raacay garoonka Muqdisho iyadoo lagu keenay gawaari qaaska ah ee villa soomaaliya iyo ciidamada koofiya casta madaxtooyada Soomaaliya oo geeyay […]