Gudoomiye BFS sh. Aadan Madoobe ayaa gaaray magaalada Xudur kgs
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool kuso dhoweyey Wafdi uu Hogaaminayey Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Dalka Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo Maanta Magaalada Xudur soo Gaaray. Wasiiro, Xildhibaano, Siyaasiyiin Saraakiil Ciidan iyo Qeybaha kale ee Bulshada Magaalada Xudur ayaa soo dhoweynta Gudoomiyaha […]