Kulankii gollaha Nabada Iyo Amniga Ee African Union ee looga hadlay soomaaliya,
Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika (PSC) oo yeeshay kulankoodii 1287-aad ee heer wasiir, 3-dii Luulyo 2025-ka ayaa looga hadlay xaaladda Soomaaliya iyo howlgallada taageerada iyo xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM). Iyadoo dib loo xasuusan doono go’aamadii iyo odhaahdii ay hore uga soo saartay xaaladda Soomaaliya iyo hawlgallada AUSSOM, gaar ahaan war-murtiyeedka [PSC/PR/COMM. […]