Siyaasi ku tilmaamay MW Saciid Deni in uu ka daran yahay Alsh-abaab, Aqriso
Madaxweyene hore Cali Cosoble waxa uu yiri “ mw Puntland saciid Deni in la la hishiiyo waxa ka sahlan Al-shabaab in la la hishiiyo“ Dhowr bilood kahor, wareysi uu bixiyay mw Cali Cosoble intii uu socday dagaal siyaasadeedkii u dhexeeyay soomaaliya iyo Ethiopia ee arimaha badda waxa uu ku yiri “ jiritaanka soomaaliya marka loo […]