September 10, 2026

Category: Warka

Dowlada Finland dib usoo celineysa Qaxootiga soomaaliya
Warka

Dowlada Finland dib usoo celineysa Qaxootiga soomaaliya

By Khadafi June 22, 2025

  Dowlada soomaaliya ayaa ugu dambeen saxiixeysa hishiis dalka dib loogu soo celinayo qaxootiga soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Finland, Wasiir amniga gudaha Abdulahi sheekh ismaaciil fartaag oo ah wasiir katirsan xakuumada faderaalka iyo wefdi sare uu hogaaminayo ayaa beri soo gaaraya Caasimada Finland ee Helsinki waxana lasoo afmeeri doonaa wdahadaladii bilahan u socday dowladaha […]

Read More →
Laascaanood Oo Soo Dhawaysay Wafdi Ka Socda Norway Iyo Furitaanka Isbitaalka Guud
Warka

Laascaanood Oo Soo Dhawaysay Wafdi Ka Socda Norway Iyo Furitaanka Isbitaalka Guud

By admin June 22, 2025

Danjiraha Norway u fadhiya Soomaaliya, Carsten Carlsen, oo ay weheliyaan mas’uuliyiin sare oo ka socota hay’adda The Nordic International Support Foundation (NIS), ayaa booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Laascaanood. Waxaa si heer sare ah ugu soo dhaweeyay Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali, oo xafiiskiisa ku qaabilay. Kulanka Hoggaamiyaha iyo Danjiraha ayaa diiradda lagu saaray […]

Read More →