DEG DEG – Mw FARMAAJO OO LOOGA YEERAY VILLA SOOMAALIYA JIMCAHA,
Farmaajo oo Jimcaha lagu casuumay Villa Somalia – Kulankii ugu horreeyay tan iyo xil wareejintii 2022 Ilo-wareedyo xog ogaal ah ayaa xaqiijinaya in Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu Jimcaha ku casuuman yahay Villa Somalia, taasoo noqonaysa markii ugu horreysay ee uu soo galo xarunta madaxtooyada tan iyo xil wareejintii May 2022. Wararka aan helnay […]