Isbaaro Cusub ee La Dhex-Dhigay Garoonka Aden Adde Ee Muqdisho – (Passport Ethiopia)
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in isbaaro cusub la dhexdhigtay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aden Adde, kaddib markii Dowladda Itoobiya ay cusboonaysiisay nidaamkeeda qaadashada baasaboorka iyo Kaarka ID muwaadinimada (mustaweqada). Nidaamka Cusub ee Baasaboorka Itoobiya Dowladda Itoobiya ayaa dhowaan casriyeysay baasaboorka dalkeeda, iyadoo qaybta xogta qofka ka dhigtay mid adag oo leh garbad adag […]