April 6, 2026

Author: Khadafi

OKTOBER 24 Media is an independent Somali media outlet providing 24/7 news coverage, including breaking news, updates, features, analysis, and talk shows. The platform is committed to investigative journalism, covering Somalia’s social, policy, and development issues, with a strong focus on corruption, transparency, and public accountability.
Waa kuma IBRAHIM TURKI IYO GADUUDOOW UU SHEEGAY AMB. TARZAN
Tooshka OKTOOBER

Waa kuma IBRAHIM TURKI IYO GADUUDOOW UU SHEEGAY AMB. TARZAN

By Khadafi November 25, 2025

Bismillah OKTOOBER-Investigations Ibraahin Turki iyo Daahir Gaduudoow: Xaraashka Dhulka iyo Saameynta Dhaqaalaha IBS Bank Ambasadoor Maxamed Nuur “Tarzan” ayaa dhawaan isagoo ilmeenaya ka hadlay laba shaqsi oo door muuqda ku leh xaraashka dhulka Muqdisho iyo barakicinta shacabka: Ibraahin Turki iyo Daahir Gaduudoow. Waa kuma Ibraahin Turki ? Ibraahin Turki waa maamulaha guud ee shirkadda Light […]

Read More →
E-visa Soomaaliya Ciladeysan iyo WhatsApp Fiiso Lagu Soo saarayo
Warka

E-visa Soomaaliya Ciladeysan iyo WhatsApp Fiiso Lagu Soo saarayo

By Khadafi November 25, 2025

Website-ka e-Visa Soomaaliya oo hakad galay iyo WhatsApp beddelay… Mudo 4 maalmood ah, website-ka rasmiga ah ee e-visa Soomaaliya ayaa cilad farsamo ku jiray, taasoo keentay in codsadayaasha fiisaha lagu wargeliyo inay si toos ah ula xiriiraan WhatsApp-ka hay’adda si xogtooda loogu soo saaro e-visa. Arrintan ayaa abuurtay culeys xoogan oo saaran shaqaalaha iyo codsadayaasha, […]

Read More →
Madax-jabis milyaaneer noqday ayaa loo magacaabay Taliyaha Dekada Muqdisho
Warka

Madax-jabis milyaaneer noqday ayaa loo magacaabay Taliyaha Dekada Muqdisho

By Khadafi November 24, 2025

Bismilaah: Dowlada iyo Alsh-abaab ayaa ku hishiiyay dib-cashuurta Dekada Muqdisho looga qaado Ganacsatada Gobolka Banaadir !! Magacaabista Taliyaha Booliiska Dekedda Muqdisho: G/Sare Axmed Qadar Maxamed ayaa dhowaan loo magacaabay Taliyaha Booliiska Dekadda Muqdisho, kadib muddo laba sano ku dhow uu raadinayay in loo magacaabo Taliyaha CID-ka Soomaaliya, xilkaas oo marar badan uu u ololeeyay balse […]

Read More →
WAR DEG-DEG: Xildhibaan Faiza Jeyte oo Si Kulul ugu Jawaabtay Wasiir Cali “Gariiraaye”, Tuhun Culusna Gelisay Dowladda
Warka

WAR DEG-DEG: Xildhibaan Faiza Jeyte oo Si Kulul ugu Jawaabtay Wasiir Cali “Gariiraaye”, Tuhun Culusna Gelisay Dowladda

By Khadafi November 24, 2025

  Xiisad siyaasadeed oo aad u kulul ayaa ka dhalatay hadallo uu jeediyay Wasiir Cali Gariiraaye, kuwaas oo Xildhibaan Faiza Jeyte ay u aragtay kuwo muujinaya su’aalo halis ah oo ku saabsan xiriirka u dhexeeya wasiirka, dowladda iyo Al-Shabaab. Hadalkii Xildhibaan Faiza Jeyte Xildhibaan Faiza oo si adag uga jawaabtay wasiirka ayaa tiri: “Maxay tahay […]

Read More →
“Madaxweyne Bluetooth u Furan: Abdi Nuur oo Ku Eedeeyay Xasan Sheekh Hadallo Badan oo aan Fulintoodu Muuqan”
Warka

“Madaxweyne Bluetooth u Furan: Abdi Nuur oo Ku Eedeeyay Xasan Sheekh Hadallo Badan oo aan Fulintoodu Muuqan”

By Khadafi November 23, 2025

Agaasimihii hore ee Warfaafinta Madaxtooyada maamulka Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Abdi Nuur Maxamed Axmed, ayaa si kulul u weeraray hab-dhaqanka hoggaamineed ee Madaxweyne Xasan Sheekh, gaar ahaan qaabka uu bulshada ula wadaago hadallada iyo ballamaha dowladda. Abdi Nuur ayaa sheegay in Madaxweynaha ay ku badatay ka hadlidda arrimo fara badan oo kala duwan, isaga oo […]

Read More →
Dowlada Ingiriiska UK isbedelada cusub ee sharciga 2026, AQRISO
Caalamka

Dowlada Ingiriiska UK isbedelada cusub ee sharciga 2026, AQRISO

By Khadafi November 23, 2025

Xaaladda Ugu Dambeeya ee Isbedellada sharciga dalka Uk Wadahadal Dadweyne (Consultation) oo socota Dowladda UK waxay bilowday “public consultation” 20 November 2025, si looga doodo fikradda earned settlement (deganaansho lagu kasbado). Wadahadalkaas wuxuu soconayaa ilaa 12 February 2026. Tani waxay ka dhigan tahay in isbedellada aanay weli dhammaan si rasmi ah u dhaqan […]

Read More →
Maxaad ka Taqaanaa Quruxda Magaalada Barcelona ?
Caalamka

Maxaad ka Taqaanaa Quruxda Magaalada Barcelona ?

By Khadafi November 23, 2025

Barcelona: Magaalo Qurux iyo Dhaqan Isku Dhafan Barcelona waa magaalo ku taalla xeebta badda Mediterranean-ka, waana caasimadda gobolka Catalonia ee dalka Spain. Waa magaalo leh taariikh dheer, farshaxan hodan ah, iyo nolol casri ah oo soo jiidasho leh booqdayaasha iyo dadka degganba. Taariikhda Barcelona Barcelona waxay leedahay taariikh soo taxan ilaa qarnigii 1aad ee miilaadiga, […]

Read More →
Duqa Berlin oo horey u joojiyay Xaflada sanadka cusub ayaa xaqiijiyay in la qabanayo sanadkan 2026. DJ
Caalamka

Duqa Berlin oo horey u joojiyay Xaflada sanadka cusub ayaa xaqiijiyay in la qabanayo sanadkan 2026. DJ

By Khadafi November 23, 2025

Duqa Magaalada Berlin Kai Wegner ayaa shaaciyay in sanadkan la qabanayo Xaflada sanadka cusub 2026 iyadoo DJ la tumayo, Ka dib markii la kansalay xafladdii dhaqameed ee Sanadka Cusub ee ka dhacda Brandenburg Gate, haddana xafladaha ayaa sanadkan weli ka dhici doona goobtan caanka ah ee Berlin. Arrintan waxaa shaaca ka qaaday Duqa Berlin Kai […]

Read More →
Dalalka Yurub ee Ugu Fiican Dhaqaalaha iyo Nolosha.
Caalamka

Dalalka Yurub ee Ugu Fiican Dhaqaalaha iyo Nolosha.

By Khadafi November 23, 2025

Halkan waa maqaal faahfaahsan oo ku saabsan dalalka Yurub ee ugu fiican dhaqaalaha iyo nolosha, Marka laga hadlayo Yurub, dalalka ugu fiican ee laga helo isku-dhafka dhaqaalaha xooggan iyo nolosha tayo leh waxaa lagu qiimeeyaa iyadoo la eegayo mushaharka qofka, fursadaha shaqo, adeegyada bulshada, amniga, farxadda dadka, iyo tayada guud ee nolol maalmeedka. 1. Switzerland […]

Read More →